Muscab yare

Dhagax_kelyuhu waa shay adag oo ka samaysan kiimikooyin kaadida ku jira ama ka yimaada jirka intiisa kale waana shay uru...
31/01/2025

Dhagax_kelyuhu waa shay adag oo ka samaysan kiimikooyin kaadida ku jira ama ka yimaada jirka intiisa kale waana shay ururay ahan wasaq

Sannad kasta, in ka badan nus milyan qof ayaa u taga qolalka degdegga(Emergency)ah dhibaatooyinka dhagxaanta kelyaha. Waxaa lagu qiyaasaa in tobankii qofba mid ka mid ah uu yeelan doono dhagxaan kellida ah mar uun noloshooda. Baaxadda dhagxaanta kelyaha ee dalka Mareykanka ayaa kor u kacday 3.8% dabayaaqadii 1970-meeyadii ilaa 8.8% dabayaaqadii 2000-meeyadii. Baaxadda dhagxaan kelyaha waxay ahayd 10% intii lagu jiray 2013-2014. Khatarta dhagxaan kelyaha waa qiyaastii 11% ragga iyo 9% dumarka. Cudurada kale sida dhiig karka, sonkorowga, iyo cayilka ayaa kordhin kara halista dhagxaan kelyaha.

xanuun daran oo ka jira labada dhinac ee dhabarkaaga hoose
xanuun aan caddayn ama calool xanuun
dhiigga kaadida ama qandho.

Haddaba haddii aad ka cabanayso amaba aad garaynayso qof saxiibkaa ah oo la dhiban waxaa u diyaara daawooyin dabiiciya oo mudo kooban kaaga ciribtiri doona inshaa allah.

Nagala soo xiriir whatspp Number,

Wa.me/+254758887090

Waa maxay buro? iyo thyroid (fiix)dadka ila iyo hadda ina soo maray 98%ayaa ka bogsaday cudurka thyroika ama (fiix)iyado...
08/06/2024

Waa maxay buro? iyo thyroid (fiix)
dadka ila iyo hadda ina soo maray 98%
ayaa ka bogsaday cudurka thyroika ama (fiix)iyadoon wax qalitaan ah loo samayn

• Buro waa koriimo aan caadi aheyn oo ku timaada xubin kamida xubnaha jirka banii aadamka. Buro waxa ay timaadaa marka ay dhacdo isu dheeli tir la'aan xagga qeybsamida unnuga
• burada myoma ayaa waxa ay u kortaa laba qaab oo kala ah. 1: qaab myoma hal unug le ah taas oo macnaheedu yahay in nooca buradani u korto qaab hal buro ah. 2: qaabka labaad waa nooc u korta dhowr buro myoma ah oo meel kaliya ka soo wada baxaan

• Calaamadaha waxaa kamida

1: dhiiga caadada oo muddo badan iska socda 7 maalmood iyo ka badan. 2: dhiig aad u badan oo yimaada inta u dhaxeysa caadooyin dumarka dhexdooda. 3: xanuun caloosha hoose ah. 4: qabsin caloosha ah caloosha oo aan qofka soconin. Noocyada burooyin ka ma aha kuwo aan halkaan ku soo wada koobi karno


xanuunkan


Message http://wa.me/+254758887090

29/08/2022
28/08/2022
27/08/2022
26/08/2022
Maanta iyo quruxdii caasimada muqsidho iyo jawi roobeed Hal iyo labo kucabir figrada commanLike shere  sidad badan ukaar...
25/08/2022

Maanta iyo quruxdii caasimada muqsidho iyo jawi roobeed

Hal iyo labo kucabir figrada comman
Like shere sidad badan ukaaro quruxda caasimada muqdisho

24/08/2022

Dhamman waan idiin salaamy asxaabtyda habiin wacan

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muscab yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share