27/06/2023
Waxaan umadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee Ciiddul-Adxa. Waxaan boorrinayaa in aan munaasabaddan uga farxinno carruurta iyo danyarta, ugana faa'iideysanno in aan xiriirinno qaraabada. Nabad, farxad iyo caafimaad ku ciida, Alle idankiis.
Guddoomiyaha shirkada Guuraaye Store.
Khalid Guuraaye Omar .