Yare Ali

Yare Ali ordinary page only

08/12/2023

I'm in the studio now 😁

02/12/2023

No& Yes 😁

30/11/2023

Gobolka aqab duco kulahaa 🤣🤣
Wiil hoog. Garas sarmaan iyo cadaad only.

29/11/2023

Fanaanad iyo bar 🤣😁
Like & Share

27/11/2023

Baydhabo by Nimcaan Hilaac.

26/11/2023

Madax weynuhu waa igaar cid leedahay
Abaabul unuga mugoow 🤣🤣
Like &share 🙏

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDOOMAY KURSIGA XUBINNIMADA  JAMHUURIYADDA FEDERAAL KA SOOMAALIYA EE DALLADA BULSHADA BARIGA...
24/11/2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDOOMAY KURSIGA XUBINNIMADA JAMHUURIYADDA FEDERAAL KA SOOMAALIYA EE DALLADA BULSHADA BARIGA AFRIKA

Arusha, Nofeembar 24, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la aqbalay codsigeedii ku biiridda dalladan.

Madaxweynaha ayaa xusay dadaalka uu ku bixinayey tan iyo sannadkii 2016-kii ka mid noqoshada dalladan, maadaama ay fursad u tahay dadka Soomaaliyeed oo helaya suuq caalami ah, fursado ganacsi iyo socdaalka oo u fududaanayaa, waxa uuna ammaanay khubarada iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka shaqeeyey sidii dalalka ku mideysan dalladan loogu qancin lahaa aqbalaadda codsiga Soomaaliya.

“Maanta oo aan furnay bog cusub oo ka mid ah taariikhda Soomaaliya, waxaa sharaf weyn ii ah in aan idin hor istaago annagoo si rasmi ah uga mid noqonayno xubnaha dallada Bulshada Bariga Afrika. Tani kaliya k**a tarjumeyso hiigsigeenna ee waa ifafaalo mustaqbal wanaagsan, fursado iyo awoodaha bulshadeenna. Waxaan dalladan ugu soo biirnay in aan xoojinno xiriirka saaxiibtinimo, ka qayb-qaadanno horumarka wadajirka ah, doorna ku yeelanno mustaqbalka wanaagsan ee shucuubta gobolka.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa uga mahadceliyey Madaxda dalalka Bariga Afrika aqbalaadda codsiga dowladda Soomaaliya ee ku aaddan ka mid noqoshada dalladdan, waxa uuna soo bandhigay faa’iidada ay u leedahay Shucuubta iyo dalalka Bariga Afrika in Soomaaliya ay ku soo biirto, maadaama ay tahay dal hodon ah, meel istaraatiiji ah dhaca, dadkiisuna ay hurmuud u yihiin ganacsiga qaaradda.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Abdikadir Ali Dige,
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Twitter:
Villa Somalia

23/11/2023

Riyo cajiiba lol🤣🤣

Dr xaliye ayaa ka mid ah macalimiinta loo hambalyeeynaayo maanta oo ay tahay 21 November markii uu baxshe casharo cajiib...
21/11/2023

Dr xaliye ayaa ka mid ah macalimiinta loo hambalyeeynaayo maanta oo ay tahay 21 November markii uu baxshe casharo cajiiba. 🤣

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yare Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share