01/08/2022
Fursad shaqo MARKETING
Shuruudaha laga rabo
=> dhameeyay heerka kowaad ee jaamacadda
=> ugu yaraan 1 sano oo khibrad
=> qancin kara macamiisha
=> shaqeyn kara 8 saacadood
NB codsiga waxa uu ku egyahay 03/08/2022