13/03/2023
Hadda dalbo,hadda qaado.
Hooyo Books waxay ku keentay buugga;
5-ta luuqadood ee Jacaylka. Sirta jacaylka waara.
Faalo kooban;
Waa buug anfacaya qoyskasta oo nolol dhisaya ama dhisay. Wuxuu u bidhaaminayaa jidka jacaylku uu ku waaro iyo dabinnada ay tahay in la iska ilaaliyo si aan nolosha loogu khasaarin.Wuxuu kugu haggayaa nolol badhaadhe iyo barwaaqo buuxdo,wuxuuna kaa kaxaynayaa nolosha qaxarka,dhibka iyo dhalandhoolka miiran.
Fiiro gaar ag: Si free ah ayaa laguugu keenayaa gurigaagga iyo goobtaada shaqada.
Hadda dalbo,hadda hel.