28/12/2025
Warbixintan waxaan ku falanqeynay:
▪️ Go’aanka Israa’iil
▪️ Mowqifka Soomaaliya
▪️ Falcelinta caalamka
▪️ Saamaynta mustaqbalka Geeska Afrika
🎥 Daawo warbixinta oo nala wadaag aragtidaada.
Adiga maxaad ka qabtaa go’aankan? Ma mid sharci ah ayuu yahay mise waa mid khilaaf dhalinaya?