23/03/2024
Waxan la qaybsanaya xanunka iyo tiiranyada tacsiyada dadki shacabka aha e lagu xasuqay tuulada waydkal shalay ilahay ha u naxaristo inta dhimatay inta dhawacana ha u boga dhayo amin. Dowlada waxan ka codsanena in shaqsiyadki qabo shatiga dowlada e ka dambeyay arinkan fosha xuun wa in sharciga la hor kena. Tilaabo cad laga qada.
Waxa layab leh dadka reer afdheer in la iskugu daro hormarin laan iyo diil wax la aqbali karo maahan.