Bikaac

Bikaac soon we will introduce our target 🎯

Dalkeena waxa labada dhinac ka dagaalamaya waa ajaaniib mid magac caalami oo nabad ilaalin ku shaqeenaayo iyo mid magac ...
02/01/2025

Dalkeena waxa labada dhinac ka dagaalamaya waa ajaaniib mid magac caalami oo nabad ilaalin ku shaqeenaayo iyo mid magac diimeed ku shaqeenaayo lkn mid aan laqi la,ahay waxeey tahay labadaas qolo xabad iskuma ridaan waxa meesha ku dhamaado waa wiilal somaliyeed waxa aan fahmi la,ahay waa waxa nalaga damacsanyahay iyo waxa somalida suuxiyay

Somalia sida muuqato waa fool Sida ay ilatahay 3 sedex midkood ayeey noqon doontaa1- in dalku ukala goo go'o imaarado ya...
25/12/2024

Somalia sida muuqato waa fool
Sida ay ilatahay 3 sedex midkood ayeey noqon doontaa
1- in dalku ukala goo go'o imaarado yar yar sida qaliijka carabta, iskandaneefiyaanka ama great Britain wadamada la isku yiraahdo
2_in group mideysan soo baxaan waliba magac diimeed wato dalka xoog ku qabsadaan cidii ka hor timaadana laasha
3- in dalku uu galo gumeysi sida hada ka muuqata Ethiopia

Alloow kheerka meeshuu ku jiro adaa naga yaqaane ee kheerka na waafaji

16/11/2024

Abdirahman Abdishakur warsame siyaasi aragti fog leh waaye

25/09/2024

Mahad Salad

The endless dream of Ethiopia
17/09/2024

The endless dream of Ethiopia



17/09/2024

Dowladnimadu ku timaato baryo iyo hebel ayaa kaa xumaanaa waa in awood iyo kala danbeen lagu keeno

16/09/2024

Isbar_bar dhig

16/09/2024

Itoobiyaankii oo dhiigu 100 tagay

Abdi Nor Iftin

15/09/2024

Shirkii somalia iyo etoobiya ee wareegiisii 3dexaad loo balan Sanaa oo lagu kala booday

Abdi Nor Iftin

15/09/2024

Abdi Nor Iftin

Address

Mogadish

Telephone

+244924200926

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bikaac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bikaac:

Share