AQIIL ARTS

AQIIL ARTS art print and design

Permanently closed.
26/08/2025

Linkiga codeenta Waakan

Birito hadaad diyaar tahay ila Soo xiriir
25/06/2023

Birito hadaad diyaar tahay ila Soo xiriir

Waxaa xarunta Matxafka Qaranka lagu qabanayaa bandhigga farshaxanka (Arts) oo lagu soo bandhigayo farshaxanno ay ku jiraan sawirro,midabo soo jiidasho leh,muuqaallo taariikhi ah iyo qaabab farshaxan oo gaar ah, iyo weliba in si toos ah qofka loogu sameeyo sawirkiisa (live painting) .
Bandhiggu wuxuu bilaabanayaa berri subax 8:00.subaxnimo taariikhda 26 June wuxuuna soconayaa illaa toddobaadka xorriyadda.
Haddii aad jeceshahay in aad kasoo qeyb gasho fadlan, soo buuxi lifaaqa hoose

bit.ly/Astaanarts

Taariikh: 11-05-2023WARGELIN SHAQOUJEEDDO: JAGO BANAANWaxaa dhammaan la ogeysiinayaa shaqa doonayaasha In AQIIL ARTS COM...
10/05/2023

Taariikh: 11-05-2023

WARGELIN SHAQO

UJEEDDO: JAGO BANAAN

Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa shaqa doonayaasha In AQIIL ARTS COMPANY ay ka bannaan -tahay jagooyin shaqo oo kala ah

1- Graphic Design ) 2- Machiner )

3- marketing Staff ). 4- contant creator

5- Qasnaji (Cashier). 6-profisional art painter

Shuruudaha laga doonayo qofka soo codsanaayo jagadaan waxaa kamid ah:

1- Shahaadooyin laxiriira booska uu codsanaayo codsaduhu.

2- In uu leeeyahay ugu yaraan 2 sano oo khibrad shaqo ah kaddib qalin-jebintiisa

kuna soo shaqeeyay booska uu codsanaayo codsaduhu

3- In uu la yimaadaa Documents-kiisa oo dhameystiran.

4- Iyo in uu shaqeyn karaa waqti kasta ce loo baahdo

Waxaad keeni kartaa shahaadooyinkaaga iyo codsigaaga oo dhameystiran Xafiiska Shaqada. ( XAMARWEYNE ) ( MADIINO ) ( DARJIINKA )

FG: waxaan lasoo xiriiri doonnaa inta qof ce Shortlist-ga kusoo baxda In Sha Allah.

Arji Qabashadu Waxey ka billaabaneysaa 11-05-2023 kuna egtahay- 20-05-2023. OFFICE

Mahadsanidiin

Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha Aqiil arts

24/03/2023

Macmiil Waxaan kuu....

24/03/2023
24/03/2023

Go'a lamaanaha

24/03/2023

Cup

Address

Mogadishu Xamarweyne
Kismayo

Telephone

+252615061016

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AQIIL ARTS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AQIIL ARTS:

Share

Category