Kismayo Bile

Kismayo Bile Waxaan utaganahay u adeegida bulshadda kunool Gobolka Jubba Hoose gaar ahaan magalada madaxdiisa kis

KISMAYO BILE SHOPPING CENTER Waxaay ugu bishaareyneysaa macaamiisheeda kusugan deegaanada Jubbaland State gaar ahaan Kis...
09/09/2020

KISMAYO BILE SHOPPING CENTER

Waxaay ugu bishaareyneysaa macaamiisheeda kusugan deegaanada Jubbaland State gaar ahaan Kismayo in ay u keentay isku siidaysyada, Sakooyiinka,Cabayadaha Dubai &Kabaha noocyadooda kala duwan Turkey, Qamaradda & Masaradda Turkey, Taraxada ugu horeeyo ee sidaUgaasada, Goono caadi ah, Goono & Garan oo streejka ah, Shaatiyasha, Hadaba dookhaaga iyo dalabkaaga waxaad kala soo xiriirikartaan numbeka 617704280,614672780 ama booqo

KISMAYO BILE SHOPPING CENTER

Oo kutaalo isgoyska Golol

MAHADSANID

KISMAYO BILE SHOPPING CENTER Waxaay ugu bishaareyneysaa macaamiisheeda kusugan deegaanada Jubbaland State gaar ahaan Kis...
15/08/2020

KISMAYO BILE SHOPPING CENTER

Waxaay ugu bishaareyneysaa macaamiisheeda kusugan deegaanada Jubbaland State gaar ahaan Kismayo in ay u keentay isku siidaysyada, Sakooyiinka,Cabayadaha Dubai & Turkey, Qamaradda & Masaradda Turkey, Taraxada ugu horeeyo ee sidaUgaasada, Goono caadi ah, Goono & Garan oo streejka ah, Shaatiyasha, Hadaba dookhaaga iyo dalabkaaga waxaad kala soo xiriirikartaan numbeka 617704280,614672780 ama booqo

KISMAYO BILE SHOPPING CENTER

Oo kutaalo isgoyska Golol

MAHADSANID

21/07/2020

Dhamaan macaamiisheena Sharafta leh meel kasta ay jogaan wan salamaynaa .

Carwo KISMAYO BILE waxay idiin keentay dharka dumarka noocyadiisa kala duwan

Waxaa albaabada loo furayaa maalinta khamiista 23 July 2020

Waxaan macaamiisheena lenahay kasoo qaybgal wanagsan .

Waxii faah faahin ah kala soo xiriir lambarada carwada 617704280 ama 614111986

Mahadsanidiin

Dhamaan bulshadda weynta kunool gobolka Jubba Hoose gaar ahaan magalada madaxdiisa Kismayo.waxaan ugu bisharaynaynaa in ...
19/07/2020

Dhamaan bulshadda weynta kunool gobolka Jubba Hoose gaar ahaan magalada madaxdiisa Kismayo.
waxaan ugu bisharaynaynaa in magalada kismayo laga hirgaliyay carwa ugaar ah dharka kala duwan iyo dhamaan agabka dumarka

Wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarada boorka ka muuqdo.

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kismayo Bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kismayo Bile:

Share