Cishqi TV

Cishqi TV Thank God, human beings are asked to be careful about things like insults and racism and e.t.c let's care the ethics

26/08/2023

Dadka shukaansi baradka ah kawarama haddaan halkaan idinkugu soo gudbiyo geeraaro iyo gabayo iyo oraahyo jaceyl💟💟❣❤❣

24/08/2023
04/04/2023

Gabar yar oo labada gacan ku heysatay laba xabo oo Tufaax ah ayaa soo gashay qol ay fadhiyeen labadeedi waalid. Hooyadeed ayaa cod debecsan ku tiri, “Qaali, labadaada tufaax mid ka mid ah ma i siin kartaa?”🍀🌻
Gabadhi ayaa eegtay hooyadeed, ka dibna intay ilkaha ku qabatay hal tufaax dhinac ka goosatay hadana si dhaqso ah ayay kii labaad ilkaha ku goosatay.! 🍁
Hooyadeed ayaa wejigeeda laga dareemay in dhoola-cadeynti dib uga noqotay maadaama ay ka yara xumaatay. Aabaheed oo fiirinaayay ayaa la soo booday, “Aabe waa ceeb sidaa, Hooyadaa haddii ay wax ku weydiiso waa la siiyaa”🌿
Gabadhi yareyd oo labadii tufaax midba wax yar ka goosatay ayaa Hooyadeed intay usoo dhowaatay ku tiri, “Hoo Hooyo, kan ayaa macaan labadooda!!!” 🍀🍁
Qof kasta oo aad tahay, waaya aragnimo kasta oo aad leedahay, si kasta oo aad ugu heysato inaad Cilmi leedahay, marnaba ha ku degdegin ficil yar oo qof sameeyay inaad durbadiba faallo cilladeysan ka bixiso, qofna ha xukmin isla markiina go’aan ha ka gaarin🏵

Haddaa dhameysatay share dheh wll
Pagekana kusoo biir mahadsanid 💯❤🤲
Hared Kulow

31/12/2022

Hadaan call badan kusii
Kumey hanan nafteydu

😂👍😰

Cishqi TV

29/12/2022

midigtayda intaad joogto mugdi male aduunyadu
🍀
Ma huraanka noloshiyo waxa thy muraalkayga😋

Habeen wanaagsan
.cares

Yaad ugalin lahayd faraantigaan❤
04/09/2022

Yaad ugalin lahayd faraantigaan❤

03/09/2022

Quranka kariimka ah❤❤
Share dheh wll si dad badan ugaaro

Address

Kismayo

Telephone

+252610676544

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cishqi TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cishqi TV:

Share