Abdikadir omer abdilahi

Abdikadir omer abdilahi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdikadir omer abdilahi, Book shop, Hargeysa.

Gabaygan qiimaha leh wuxuu Maxamed (AHUN) kaga faalloonayaa gabadh uu jeclaaday oo uu sifaheeda aad ugu dheeraanayo; 1. ...
05/12/2014

Gabaygan qiimaha leh wuxuu Maxamed (AHUN) kaga faalloonayaa gabadh uu jeclaaday oo uu sifaheeda aad ugu dheeraanayo;

1. Xasanow dhawaaq gabay haddaad iga dhaguugayso
2. hadduu guur qalbiga kaaga dhaco dheelin baad tahaye
3. dhadhan ma laha naagaa middii dhoocil noqotaaye

4. dhulka jiifto lama guursadiyo dhererka qaarkiise
5. hadday dhuubo weyd tahayna waa raaxo kaa dhimane
6. meesha iyo dhalaanimo middaan anigu dhowraayay

7. dhildhilada gacmihiyo shanshada dhumucda loo yelay
8. dhexda madaga dhaayaha indhaa dhaban wanaageda
9. dhudda qoorta iyo faayahay dhudi la soo jeedo

10. dhubbad qaadka timahaad haldhaa dhalinki moodayso
11. cirrid dhuxla iyo suuniyaa dhibic dawaadeeda
12. dhumbal-mada cad dhoolaa ilkuu dhayag noo dile'e

13. saddex dhudalay dhaclaa iyo dawali dhixir wanageda
14. sindi dheehan Qoolow sidii lagu dhex taalleeyay
15. waqfiyada gacmaa lagu dhuftee saayaq lagu dhaabay

16. dammideedba maantay deerays dheeg iskaga yeesho
17. ee ay dhabeelnimiyo qurux dhuuxa ka iftiinto
18. dhugta lugha iyo faayahay dhebel u sii dayso

19. kolkay socodka dhiif uma waddee dhebi sidii liicdo
20. dhega inan rag kay dhinac martaa dheelmatiin galabe
21. dhaqan iyo adduun lama hadheen dhogorta xoolaade

22. inta dahabka lacag dheertahay dumarka dhaantaaye
23. dhadhab igula looshiyo hurdada dhool anoo ladaye
24. dhuuxaga iyo feedhay dhudi ku laaqnayde

25. sidii malagga ruuxayga dhigay laygu kaa dherere
26. inkastay dhallaan yeelatiyo ubad dhawaaqaaya
27. dhimashada ha joogtee si kale waw dhur sugayaa
28. dhufsataye qalbiga maanigaa dhudi ka reebaaya


http://www. abdi kadir

30/09/2014

is a besst

Book shop

Address

Hargeysa
DAHABSHIIL

Telephone

0634440301

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikadir omer abdilahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdikadir omer abdilahi:

Share

Category