Eiibso Group

Eiibso Group The subsidiary of Eiibso Group & that is Eiibso will be providing online shopping & many other services which will be revealed shortly.

Welcome to eiibso.com

We connect people and products – opening up a world of possibility. From bracelets and backpacks to tablets and toy cars – we give you access to everything you need and want. Our range is unparalleled, and our prices unbeatable. Driven by smart technology, everything we do is designed to put the power directly in your hands – giving you the freedom to shop however, whenever

and wherever you like. We create trust , because we don’t just deliver to your doorstep, we were born here. With eiibso.com you’ll always be getting a good deal – with exceptional service that makes your shopping experience as easy and seamless as possible. This is Eiibso.com – the power is in your hands.

20/11/2020

YanaBeauty Online

🌟Wrap yourself in Elegance with YanaBeauty🌟

Yana Beauty Organic Glow Collection
Hair, skin and body.

Our Range:

🌟 Glow Detox tea
🌟 Glow Mask
🌟 Hair Elixir oil

At Yana beauty you'll find Joori Store Exclusive collection

Wrap Yourself in Elegance with the one and only Queen of Bukhoor Oud and Dukhoon Joori Store.

To order contact us on

WhatsApp: 07861068323
Facebook: yana Beaut
Snapchat: yanabeauty1
Instagram: 1yanabeauty

🔐💵 Bank transfer and PayPal payments
🌍 worldwide shipment

Bushaaro bushaaro waxan ogeysiinaynaa customers keyaga inaan idiin keenay weelkii set ka ahaa ee Ramadaanta iyo weliba q...
26/03/2020

Bushaaro bushaaro waxan ogeysiinaynaa customers keyaga inaan idiin keenay weelkii set ka ahaa ee Ramadaanta iyo weliba qiimo idin raali geliya waa tiro kooban ee ha moogaanina waxad nagala soo xidhiidhaan what’s app numberkayaga +252633297700

02/12/2019

We are currently seeking sales representatives, with minimum 1-year experience. Kindly forward your CVs to the following email: [email protected] , and the closing date will be 21/12/2019. Good luck!

Ogeysiis ogeysii dhamaan macaamiisha Eiibso group waxan ugu bushaaraynaynaa in aan u keenay dhamaan qalabkii ay caruurtu...
25/05/2019

Ogeysiis ogeysii dhamaan macaamiisha Eiibso group waxan ugu bushaaraynaynaa in aan u keenay dhamaan qalabkii ay caruurtu ku ciyaaraysay wiilal iyo gabdhaba iyaga oo aan dalka h**e u oolin hadaba hooyo iyo Aabo ka farxi ilmahaaga oo u iibi munaasabada Eid al fitriga awgeed ha moogaanina waxay diyaar idiinku yihiin carwada hotel Guuleed ee suuqa ramadaanta ee Ramadan Bazaar soo dhawaada kana qeyb qaata waalid farxada ubadkiina idinka iyo Eiibso Group idnkoo is kaashanaya waad Mahadsan tihiin

Bushaaro bushaaro dhamaan macaamiisha Eiibso group waxan ugu bushaaraynaynaa inaan u keenay dharkii raga oo tayo iyo qur...
23/05/2019

Bushaaro bushaaro dhamaan macaamiisha Eiibso group waxan ugu bushaaraynaynaa inaan u keenay dharkii raga oo tayo iyo qurux ba leh kana sameysan dun oo aad ku qanci doontan iyo weliba qiimo idin raali geliya kana mafsuudi doontaan hadaba h**e u soo gaadha wey kooban yihiin ee yaanay idinka dhamaan waad mahadsan tihiin.

Bushaaro bushaaro dhamaan macaamiisha Eiibso group waxan ogeysiinaynaa inaan idiinku furi doono beri insha allah safarka...
23/05/2019

Bushaaro bushaaro dhamaan macaamiisha Eiibso group waxan ogeysiinaynaa inaan idiinku furi doono beri insha allah safarka qeybtii labaad ee dharkii caruurta ee Eidka carwada ka socota Hotel Guuleed ee Ramadaan Bazaar hadaba ha moogaanina yaan la idiinka h**eyn ee h**e u gaadha waad mahadsan tihiin.

Bushaaro bushaaro dhamaan macaamiisha Eiibso Gr waxan ogeysiinaynaa inaan beri insha allah ka qeyb gelayno carwada ka fu...
20/05/2019

Bushaaro bushaaro dhamaan macaamiisha Eiibso Gr waxan ogeysiinaynaa inaan beri insha allah ka qeyb gelayno carwada ka furmi Doonta guuleed hotel ee Ramadaan Bazaar
Ha moogaanina customer kayagii jeclaa inay helaan alaabaha kala duwan ee aanu iibino soo dhawaada ha moogaanina iyo weliba qiimo idin raali geliya balanteenu waa beri iyo Guuleed Hotel iyo suuqa Ramadaan Bazaar Thanks !

Happy 18 May dhaman macamishayada sharafta leh. Munasabada 18 May waxan idinku talo galney 50% qiimo dhimis ah alaabtaya...
18/05/2019

Happy 18 May dhaman macamishayada sharafta leh. Munasabada 18 May waxan idinku talo galney 50% qiimo dhimis ah alaabtayadan. Waxay soconeysa ila 20 May, hadaba yay ku dhaafin fursani, h**e u dalbo.
Nagala soo xidhiidha numberadan 0633297700, 0636561377, 0636561378, 0633738357 mahadsanidin

Ramadan Kareem dhamantin. Waxan ogeysinayna macamishayada in aanu idin keenay go'yashi sariiraha oo sidad h**eba noga ba...
15/05/2019

Ramadan Kareem dhamantin. Waxan ogeysinayna macamishayada in aanu idin keenay go'yashi sariiraha oo sidad h**eba noga baraten aad u qurux badan, tayo aad u sareysa leh, qiimo ku raaligaliyana ad ku helayso. Go'yashan sariiraha waa qaar aad u quality fican macamil badan oo h**e noga ibsateyna ay la dhacen oon is badalayn marka la maydho. Hadaba h**e uso gaadh oo gurigaga ku qurxiso ciida awgeed oo nagula dabaal dag. Waxad kalod fursan u helaysa hadad naga ibsato alabtan, marka labad eed alab Eiibso ah ibsato inad hesho 20% ila 30% oo qiimo dhimis. Waxa kale oo aanu Ramadanta awged ugu talo galney in anu macamishayada ay nasiib haday u yeshan ku guulaysan donan mobile casri ah. Hadaba h**e u dalbo oo ka yan laga hor dhameysan🛒. Nagala soo xidhiidha numberadan 📞0633297700, 0636561377, 0636561378, 0633738357 mahadsanidin🙌 .

Ramadan Kareem macaamishayada sharafta leh. Waxan idinku bushaareynayna in aanu idin keenay alaabti Ramadanta sida weelk...
14/05/2019

Ramadan Kareem macaamishayada sharafta leh. Waxan idinku bushaareynayna in aanu idin keenay alaabti Ramadanta sida weelka cuntada lagu karsado oo tayo aad u sareysa leh qiimo ku raaligaliyana ad ku helayso. Weelkan cunto karista oo sets ah ila 16-18 agab ka kooban oo quality fican, hawsha ramadantana ka cawiyanaya kuna fududeynaya, aya ah alaab ay macamiil badan oo h**e noga dalbadey ay aad ula dhaceen imikana kaba si fican. Hadaba hadad naga ibsato alabtan, marka labad eed alab Eiibso ah ibsato waxad helaysa 20% ila 30% oo qiimo dhimis. Waxa kale oo aanu Ramadanta awged ugu talo galney in anu macamishayada ay nasiib haday u yeshan ku guulaysan donan mobile casri ah 👀⚡. Hadaba h**e u dalbo oo ka faideyso fursadan dahabiga ah 🛒 . Nagala soo xidhiidha numberadan 0633297700, 0636561377, 0636561378, 0633738357 mahadsanidin.

Waxan ugu bushaareynayna macamishayada Eiibso ee sharafta leh inan u samaynay qiimo Dhimisti Sannad laha aha, oo ah 40% ...
07/01/2019

Waxan ugu bushaareynayna macamishayada Eiibso ee sharafta leh inan u samaynay qiimo Dhimisti Sannad laha aha, oo ah 40% discount alabtayada. Hadaba waa wakhti kooban, ee ka faideyso oo h**e u dalbo alaabta ku cajabisa. Yayna ku dhaafin fursadan dahabiga ah, ed ku heli karto alaab tayo leh oo qiimo jaban ah. Hadafkayagu waa raali galintina.

Bushaaro Bushaaro,  dhamaan hooyoyinka waxa farxad weyn u ah eiibso group in aanu idiin keenay dhamaan qalabyadii casrig...
07/01/2019

Bushaaro Bushaaro, dhamaan hooyoyinka waxa farxad weyn u ah eiibso group in aanu idiin keenay dhamaan qalabyadii casriga ahaa ee caruurta dhalatay cunatododa iyo cabitaanadoda uhabeenayay. Waxa kujira masaasadihii oo tayadii ugu sareysay leh, weelkii logu talo galay inu ilmahagu si gaar ah uyeesho oo uu ku cunteeyo, iyo sidoo kale qalabkii aad ilmaha ugu diirin lahayd cuntadisa iyo caanihisa xili kasta iyo goob kasta oo aad jogto. Waa qalabyo midabo soo jiidasho leh loo sameeyay oo logu talo galay iney caraurta abateedka ufuraan. Hooyoyinka usoo h**eeya dalabka dhiibta qiimo dhimis bay yeelanayan, DISCOUNT , ha moogaanina. Nagala soo xidhiidha numberadan 0633297700, 0636561377, 0636561378, 0633738357 mahadsanidin.

Address

Hargesa

Opening Hours

Monday 09:00 - 20:00
Tuesday 09:00 - 20:00
Wednesday 09:00 - 20:00
Thursday 09:00 - 20:00
Saturday 09:00 - 20:00
Sunday 09:00 - 20:00

Telephone

063 3297 700

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eiibso Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eiibso Group:

Share