21/06/2018
Bushaaro ,Bushaaro,Bushaaro
Dhammaan waxaa la ogaysiinayaa dadweynaha ku dhaqan xaafada Xero-Awr iyo Jig-Jiga yar in Magtabada Bile Bookshop laguugu soo kordhiyey adeegyo fara badan oo ay ka mid yihiin kuwan hoos ku taxan.
Samaynta shahaadooyinka
Samaynta kaadhadhka meherada iyo Xafladaha(invitation cards)
Daabacaada waraaqaha kalarka ah
Design garaynta iyo Qurxinta Buugaagta ardayda ka Qalin Jabinaysa Jaamacadaha.
Copy garaynta imtixaanada dugsiyada iyo Buugaagta
Isku Turjunka buugaagta afafka kala duwan ku qoran
Diyaarinta cover pageska.
Bacaynta waraaqaha(Lamination)
Scaning
Hadaba dhammaan dadweynaha sharafta leh ee ku dhaqan xaafada Xero-Awr iyo Jig-Jiga yar waxaanu ku soo dhawaynaynaa Gamac furan iyo Qiimo Jaban.
Wixii faahfaahin dheeraada ee intaa dheer kala soo xidhiidh telefoonadan hoos ku taxan.
Tell: 0636489782
Tell: 0659102588