Ramaadan Bazaar

Ramaadan Bazaar Kani waa bogga rasmiga ee Suuqa Ramadanta.... Ramadan Bazaar... oo sanadkasta bisha Ramadan laga furonhadba magaalo si bulshadu uga adeegato

10/04/2022
08/04/2022

RAMADAN BAZAAR WUXUU KUU BISHAARAYNAYAA IN SUUQII RAMADAANTA LA FURI DOONO DHOWAAN SI LOOGA DUKAAMAYSTO RAMADANTA ILAA CIIDDA....

Biggest SALE at Ramadan Bazaar UNTIL EID DAYKafaa'iidaysi Wacan!!!
28/05/2019

Biggest SALE at Ramadan Bazaar UNTIL EID DAY

Kafaa'iidaysi Wacan!!!

Ganacsatada Ramadan Bazaar  (Guled Hotel)oo caawa laga Bilabo ilaa habeenka ciidda sameysey QIIMO DHIMIS weyn u sameysey...
27/05/2019

Ganacsatada Ramadan Bazaar (Guled Hotel)oo caawa laga Bilabo ilaa habeenka ciidda sameysey QIIMO DHIMIS weyn u sameysey dsdweynaha al adeeganaya.

Ka FAA'iidaysi wacan!!!!!

Ha moogaanina fursaddan.

Clips from Ramadan Bazaar.
26/05/2019

Clips from Ramadan Bazaar.

QIIMO DHIMIS (SALE), tonight!!!!! 26 MayMeheradda Zaam Style, Qolka B40063 4945233
26/05/2019

QIIMO DHIMIS (SALE), tonight!!!!! 26 May

Meheradda Zaam Style, Qolka B40

063 4945233

Saaka iyo Suuqa Ramadanta,Gulaid Hotel, Hargeisa SomalilandMeherado badan oo caawa samayn doona qiimo dhimis ballaadhan....
26/05/2019

Saaka iyo Suuqa Ramadanta,

Gulaid Hotel, Hargeisa Somaliland

Meherado badan oo caawa samayn doona qiimo dhimis ballaadhan.

Kafaa'iidaysi wacan.

Manta meheradda Jamac Yare Electronics waxay samaynaysaa SALE qiimo jaban, dharka carruurta, siiba garamaan hablood, sur...
26/05/2019

Manta meheradda Jamac Yare Electronics waxay samaynaysaa SALE qiimo jaban, dharka carruurta, siiba garamaan hablood, surwaalo iyo shadhah

Fadlan Kafaaiidaysi wacan

Waxa sharaf noo ah in Madaxweyne Xigenka JSL mudane Eng. Abdirahman Abdillahi Ismail (Saylici) noo furo Xafladda Furitan...
21/05/2019

Waxa sharaf noo ah in Madaxweyne Xigenka JSL mudane Eng. Abdirahman Abdillahi Ismail (Saylici) noo furo Xafladda Furitanka Suuqa Ramadanta (Ramadan Bazaar).

Waxay kadhacdey, Hotel Guled, Casimadda Hargeysa, Saaka oo Salaasa ah, 21 May 2019.

Suuqu wuxuu socon doonaa ilaa maalinta ciidda.

Address

Hargeisa
111

Telephone

+252634456640

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ramaadan Bazaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share