26/12/2019
Dhammaan macaamiisha sharafta leh ee Maax Online Market waxaan ugu bushaareynaynaa in aad suuqa ka heli kartaan koodhadhkii suudhka oo nooc walba leh (Single Jackets). Fadlan horey u gaadh oo la xidhiidh telefoon numberka 0633356385 xafiiska Hargeysa. Waa free delivery.
Dhammaan alaabaha Maax Online Market waxaa laga keena dalka Turkiga.