Waaheen Labbis Dumar

Waaheen Labbis Dumar welcome with open hands

04/07/2025

Waa tobab dun ah la Soo xidhidh whatsb 0634766612

29/06/2025
Waa tobab saafiya waxaad ka helaysaa labis dumar kala xidhidh xidhidh what's 0634766612
29/06/2025

Waa tobab saafiya waxaad ka helaysaa labis dumar kala xidhidh xidhidh what's 0634766612

26/06/2025

Waa tobab 06347666120bwhatsab

25/06/2025

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan oo fariin u diray Dhalinyaraddii Xisbiga Waddani la soo halgantay Wakhtigii ay Mucaaridka ahaayeen.

“Dhalinyaraddii Waddani ee shalay tirsanaysay in aanay xuquuqdoodi helin waa in ay xuquuq dooda helaan, kuwa kalena yaanay xuquuq dooda ku waayin,

Dhalinyaraddii Xisbiga Waddani ee nala soo halgamay loo dayici maayo in ay Waddani yihiin, laguna garab siin maayo in wax loo dulmiyo in ay Waddani yihiin, Qof kasta oo muwaadin ahi waa in uu xuquuqdiisa helo”

Guddoomiye Xirsi ayaa hadalkan ka jeediyey madashii xil wareejinta Sanduuqa horumarinta dhalinyaradda Jsl.

Address

Road 1
Hargeisa

Telephone

+252634766612

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaheen Labbis Dumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share