26/05/2026
🕋 CIIDUL ADXAA MUBAARAK 🕋
Maamulka iyo Shaqaalaha Prodima Cosmetics waxay dhammaan umadda Islaamka ah, gaar ahaan macaamiishooda sharafta leh, ugu hambalyeynayaan munaasibadda barakaysan ee Ciidda Carafo.