Athnan_beerdilacsheh

Athnan_beerdilacsheh ❤️🦋

Real Madrid ayaa Man City ka reebtay Champions League afartii ama shantii xilli ciyaareed ee ugu dambeysay
17/03/2026

Real Madrid ayaa Man City ka reebtay Champions League afartii ama shantii xilli ciyaareed ee ugu dambeysay







Maamuulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u muuqda in ay si toos ah isugu badheedhe...
17/03/2026

Maamuulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u muuqda in ay si toos ah isugu badheedheen ka dib afar sano oo ay ahaayeen saaxiib dano isu keeneen balse aan ahayn xulafo dhab ah oo dhinac wax ka wada eegaya.

Madaxweynaha maamuulka Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimi damaca uu Xasan Sheekh ku doonayo in uu Baydhabo iyo deegaannada kale ee maamuulkaas kaga qabto doorasho la mid ah tii Muqdisho ka dhacday dhammaadka sannadkii h**e ee 2025, iyada oo Koonfur Galbeed doonaysa in ay qabsato doorasho u gaar ah oo madaxweyne.

Ciidamo kala taabacsan Koonfur Galbeed iyo wasiiro ka mid ah xukuumadda Xasan Sheekh ayaa isku hor fadhiya gudaha Koonfur Galbeed, waxana ciidanka Mucaaridka ku ah Lafta gareen lagu magacaabaa ciidanka badbaadada Koonfur Galbeed.

Lafta Gareen oo 2018-kii loo doortay kursiga Koonfur Galbeed waxa uu doonayo in uu mar talada ku soo laabto isaga oo isticmaalaya awooddiisihiisa gaarka ah, halka Xasan Sheekh uu doonayo in uu booskan geeyo qof isaga daacad u ah oo la wareega madaxtinnimada Koonfur Galbeed.

Xogtu waxa ay sheegaysaa in Xasan Sheekh uu si gaar ah u danaynayo saddex xubnood oo kala ah.

1: Wasiirka Dekeddaha Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac.
2: Wasiirka Xannaanada Xoolaha Xasan Eelay.
3: Agaasimihii h**e ee Madaxtooyada Xuseen Sheekh Maxamuud.

Raggan ayaa dhammaantoodba mucaarid ku ah Lafta Gareen waxana qaarkood ay samaysteen ciidamo daacad u ah oo ku sugan Koonfur Galbeed.

Lafta Gareen oo hadda Cimro ku maqan ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu si rasmi ah ugu dhawaaqo in ay kala guureen Xasan Sheekh isaga oo qabsan doona doorasho la mid ah tii Jubbaland.

Ninkan ayaa ku biiri doona safka mucaaridka Xasan Sheekh ku ah ee Deni iyo Axmed Madoobe waxana uu noqon doonaa maamuulkii saddexaad ee ka baxa gacanta Xasan Sheekh Maxamuud taas oo sii kordhin doonta culayska haysta xukuumadda muddadu ka sii dhammaanayso ee Soomaaliya.

Dhambaalada labada dhinac ka soo kala baxaya ayaa muujinaya quus iyo in si toos ah loo kala dhaqaaqay mana muuqato wax waan waan ah oo ilaa hadda laga dhex wado dhinacyada Baydhabo iyo Muqdisho.

Athnanbeerdilacshe

"Maraykanka, Israa'iil iyo Reer Galbeedku waa ay na dili doonaan dhamaanteen hadii an fadhigo ku sugno oo midba mar an k...
17/03/2026

"Maraykanka, Israa'iil iyo Reer Galbeedku waa ay na dili doonaan dhamaanteen hadii an fadhigo ku sugno oo midba mar an ku fiirsano" Khadaafi ayaa 2008 shirkii jaamacada Carabta sidaas ka yiri

"Ayaan bbe: "Walaalkay Ahmed xalay markii la saxuurtay ayuu iska jiiftay saakay neh asigoo meed ah ayaa loo imaaday ilah...
17/03/2026

"Ayaan bbe: "Walaalkay Ahmed xalay markii la saxuurtay ayuu iska jiiftay saakay neh asigoo meed ah ayaa loo imaaday ilahoow u naxariiso walaalkay Ahmed adigaa naga jacladee walaalayaal ilaaheey dartiis iigu soo duceeya walaalkeey in alle unaxariisto.

Nasiib darro weyn weeye in Daaci Bilan Hargeysa lagu afduubo oo uu qafaashto Mustafe Neyjeeri, oo ku-xigeenka Sirdoonka ...
17/03/2026

Nasiib darro weyn weeye in Daaci Bilan Hargeysa lagu afduubo oo uu qafaashto Mustafe Neyjeeri, oo ku-xigeenka Sirdoonka Somaliland ah.

Tani waxba k**a duwana edebdaradii aynu ka diidnay Korneylka, ee Dibjirkii Taliye Dawaco ku sameyn jiray hablaha.

Bilan Yar dhiiggeeda ayay u shubtay in Madaxweyne Cirro xukunka yimaado. Cabudhin, tacadi iyo dhib kastana Korneylku waa usoo geystay gabadhaas yar. Maanta ma aha maalintii mar kale la ciili lahaa.

Haddii Hebelkaa Neyjeeri is leeyahay Dawaco ayaa Bushaaro Baanday afduubay oo jidh-dilay, Habarjeclona waxba ma odhan, ee adna Bilan Yar dulmigii mid la mid ah ku samee, bal aragno halkay kala dhacdo..

27/11/2024
18/05/2024
WaxBa uMa Arko zugitaNka  Dheer HaDiiBa AaN  DhamaaDka MiDooBi DooNo ❤️🫂
20/11/2023

WaxBa uMa Arko zugitaNka Dheer HaDiiBa AaN DhamaaDka MiDooBi DooNo ❤️🫂

adigoo la socda tan💃ma lagugu gabtay tan🔫 ma lagaa gaaday kan📱oo malagaa xirtay kan🏘️Kadib ma seexatay kan🕌
17/11/2022

adigoo la socda tan💃ma lagugu gabtay tan🔫 ma lagaa gaaday kan📱oo malagaa xirtay kan🏘️Kadib ma seexatay kan🕌

" Somaliland waa maamul goboleed dadka muqdisho ku nool ayaa ka badan , marka muuse biixi dhaco ayan tegayaa Somaliland,...
29/08/2022

" Somaliland waa maamul goboleed dadka muqdisho ku nool ayaa ka badan , marka muuse biixi dhaco ayan tegayaa Somaliland, hadii aay somalinimada rabin luuqada iyo passport ka hanoo dhaafan af jini haku hadlaan waayo qof xanuunsan ayaa aaminsan in Somaliland wadan tahay "

Catoosh yare oo ayaa sidan yidhi

16/08/2022

Hakuuul iO Boqrda ❤️😘

Address

Hargeisa

Telephone

+252634292097

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Athnan_beerdilacsheh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Athnan_beerdilacsheh:

Share