Gamal online

Gamal online wargees

18/02/2025

Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah:

1. Dhiig qof loo shubo
3. Qubeyska
4. Cadaysiga
5. Candhuufta
6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba

Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:

1. Cunid & cabid
2.Jimaaca maalinkii
3. Matag kas la isaga keeno
4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
6. Caadada & xeydka dumarka
7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
8. Haddii uu waasho isagoo soomman

Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:
1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka

Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro

Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii
1. Uu yahay musaafir
2. Uu xanuunsado xanun daran
3. Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira

Dawladaha Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya ayaa ka wadahadlay kordhintay kootada Soomaaliya ee Xajka, taas oo hadda ah 11...
12/06/2024

Dawladaha Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya ayaa ka wadahadlay kordhintay kootada Soomaaliya ee Xajka, taas oo hadda ah 11,500, sida uu warbaahinta dowladda u sheegay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dawladda Mukhtaar Rooboow.

12/06/2024

Duhur wanaagsan

13/10/2022

Galab wanaagsan

Midkee sax ah
10/10/2022

Midkee sax ah

09/10/2022
Mobile iib ah : iphone 7plus Storage: 128GB Brand new Price: $280Location: hargeisa TELL: 0634730877/ 0659200521
05/10/2022

Mobile iib ah : iphone 7plus
Storage: 128GB
Brand new
Price: $280
Location: hargeisa
TELL: 0634730877/ 0659200521

08/06/2021

Haddii aad qof kalsooni
Buuxda siiso aayaha ama qof kuu waaraya ayaad heli ama cashar kuu waaraya.

02/06/2021

Dadka fashilmaa
Waa laba uun,
Kuwo fekera se aan
Ku shaqayn ,
Iyo kuwo shaqeeya
Se aan fekerin .

25/05/2021

Haddii aad maagan tahay in
aad aayaha noloshaada
wax ka beddesho ,
hab fekerkaaga beddel.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634730877

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gamal online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gamal online:

Share