Ifro Market

Ifro Market Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ifro Market, Shopping & retail, Hargeisa Somaliland, Half London Village, Hargeisa.

04/02/2023
04/02/2023
Soo Dhawaada Agabkii Guriga Ayad Naga Helaysaan Oo Qiimo Macquul Ah Food Cuter 13$Quraarada Saliida (saliid madhxiye) 8$...
04/02/2023

Soo Dhawaada Agabkii Guriga Ayad Naga Helaysaan Oo Qiimo Macquul Ah
Food Cuter 13$
Quraarada Saliida (saliid madhxiye) 8$
Shelves Ka Suuliga 8$
Caaga Saabunta 2$
Kalaso Xidhiidh 0634335580 Ama 0634054294

Ifro Market Is Back 👏🏼Alhamdulilaah Ifro Market Wuu Soo Noqday Alaabo Aad Ka Heshaan Bad Noogu Iman Doontaan Macaamiisha...
02/11/2022

Ifro Market Is Back 👏🏼
Alhamdulilaah Ifro Market Wuu Soo Noqday
Alaabo Aad Ka Heshaan Bad Noogu Iman Doontaan Macaamiishayaada Sharafta Leh Sidad Awalba Noga Barateen Stay Tune
Waxan Idinso Wadaa Alaabo Cajiiba 😊😃

Cabaayadahaas ayaa ino yimi so dhowaada hablo goobtu waa hargeisa dhamaan gobolada somaliland waa lo dirayaa 0634403117
10/05/2021

Cabaayadahaas ayaa ino yimi so dhowaada hablo goobtu waa hargeisa dhamaan gobolada somaliland waa lo dirayaa 0634403117

Asc Dhamaan Hablo Waxan Idin Hayaa Uunsigii Xashnaa Ee Aad Noga Barateen Iyo Kii Kale Oo Xoog U Udgoon Wana Dalab Hal Ma...
09/12/2020

Asc Dhamaan Hablo Waxan Idin Hayaa Uunsigii Xashnaa Ee Aad Noga Barateen Iyo Kii Kale Oo Xoog U Udgoon Wana Dalab Hal Maalin Buu Kaa Maqnaanayaa
Qiimaha Ka Xashan Waa 17$ Ka Kalena Waa 15$
Kusoo Dhawaada Gacmo Furan
Num:0634054294 Ama
0634323128

27/09/2020

Waxad Ka Helaysaa Meherada
Kaso Horjeedka Naseeba1
Qiimaha: 23$
No: 0634054294

Big Discount Ayay Samaynaysaa   Oo Soconaysa 4 Casho Laga Bilaabo Maanta 20/9 Cabaayad : 23$Jewelry: 2$ 3$ 4$ 5$Kabo: 8$...
20/09/2020

Big Discount Ayay Samaynaysaa Oo Soconaysa 4 Casho Laga Bilaabo Maanta 20/9
Cabaayad : 23$
Jewelry: 2$ 3$ 4$ 5$
Kabo: 8$
H**e Uso Gaadh
Location: Kaso Horjeedka Naseeba1
Num: 0634054294

Dhamaan Macamiisha   Waxan Ogaysiinaynaa Inay Diyaar Idin Yihiin Weelkii Dhoobada Ahaa Ee Cadaa Iyo Qiimo Macquul Ah Wee...
16/09/2020

Dhamaan Macamiisha Waxan Ogaysiinaynaa Inay Diyaar Idin Yihiin Weelkii Dhoobada Ahaa Ee Cadaa Iyo Qiimo Macquul Ah Weel Tayo Iyo Quruxba Leh Kuso Dhawaada 🤩
Num: 0634054294
Location: Kaso Horjeedka Naseeba1

Kusoo Dhawaada Safarki Ciidka Waxad Hada Ay Diyaar Kugu Yihiin   Cabayadihii Iyo Jacket Yadii Hablaha Yaryara Iyo Jewelr...
21/07/2020

Kusoo Dhawaada Safarki Ciidka Waxad Hada Ay Diyaar Kugu Yihiin
Cabayadihii Iyo Jacket Yadii Hablaha Yaryara Iyo Jewelry Giiba
Location: Kaso Horjeedka Naseeba1
Number: 0634054294

Macha allah Waxan U Keenay Hablaha Yaryarna Funanadihii Xaragada Waxay Ku Jiraan Safarka Salaasada Lagu Furaayo Meherada...
19/07/2020

Macha allah Waxan U Keenay Hablaha Yaryarna Funanadihii Xaragada Waxay Ku Jiraan Safarka Salaasada Lagu Furaayo Meherada Incha Allah
Market
Location: Kaso Horjeedka Naseeba1
Num: 0634054294

19/07/2020

Safarka Ciidka Incha Allah Salaasada Ayan Furaynaa Waana Tiro Kooban
Market
Location: Kaso Horjeedka Naseeba1
Num: 0634054294

Address

Hargeisa Somaliland, Half London Village
Hargeisa

Telephone

0634054294

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifro Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share