Fadxi cumar

Fadxi cumar Create vedio




Mhdsanid

11/07/2024

Sky driving school
4098344

SKY DRIVING SCHOOL waxay bulshada ugu bushaarynysaa inay soo bandhigtay boos shaqo oo banaan kaa soo ah bare dirawalnimo...
16/03/2024

SKY DRIVING SCHOOL waxay bulshada ugu bushaarynysaa inay soo bandhigtay boos shaqo oo banaan kaa soo ah bare dirawalnimo

Shuruudaha looga baahanyahay

1: Qof Rag Ah
2:Inuu Haysto Liisan Ugu Yaaraan Darajada B.
3:inuu leeyahay 2 sanoo xirfad ah.
4:Inuu ku wanaagsanyahay xirfadda la macaamilka dadka iyo isku xidhkooda.
5:Inuu leeyahay shakhsiyad firfircoon.

Hadii aad isku aragto Inaad buuxin Karto shuruudahan CV gaaga noogu soodir nambarkan
Whatsapp , 0634098344

SKY DRIVING SCHOOL ku soo dhawoow gacmo furan Sky driving school ugu kaalay Qiimo jaban iyo Wakhti kugu filan 4098344
09/02/2024

SKY DRIVING SCHOOL
ku soo dhawoow gacmo furan

Sky driving school ugu kaalay

Qiimo jaban iyo
Wakhti kugu filan

4098344

28/12/2023

BUSHAARO BUSHAARO (SKY DRIVING SCHOOL ) waxay idiinku bushaaraynaysaa inay idiin samaysay Descount balaadhan sanadka cusub ee Afka inagu soo Haya Awgii

Yaan lagaa buuxin Macmiil
Is qoristu way socotaa

Location: xafiisku wuxuu ku yaala (xero awr )
Kala xidhiidh : 4098344 / 4235258

Hab ugu fiican caafimad ahaan
27/12/2023

Hab ugu fiican caafimad ahaan

14/12/2023

Buushaaro bushaaro waxay shirkada SKY DRIVING SCHOOL

idiinku Bushaaraynaysa inay idiin soo kordhisay barashada gawaadhida manual ka

taas oo isdiwaangalinteedu bilaami doonto 15/12/23

Oo ku began sabtida

Buushaaro bushaaro waxay shirkada SKY DRIVING SCHOOL  idiinku Bushaaraynaysa inay idiin soo kordhisay barashada gawaadhi...
13/12/2023

Buushaaro bushaaro waxay shirkada SKY DRIVING SCHOOL

idiinku Bushaaraynaysa inay idiin soo kordhisay barashada gawaadhida SPEEDKA

taas oo isdiwaangalinteedu bilaami doonto 15/12/23

Oo ku began sabtida

09/12/2023

BUSHAARO BUSHAARO WAXAY SHIRKADA

(SKY-DRIVING-SCHOOL)

OGAYSIINAYSA BULSHADA INAY QAADANAYSO ARDAY CUSUB

ISLA MARAANA DIWAAN GALINTU SOCOTO YAAN LAGAA BUUXIN WAKHTIGAAGA

Create vedio




Mhdsanid

Address

Hargeisa Somalilnd
Hargeisa
153

Telephone

+252634098344

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fadxi cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fadxi cumar:

Share