08/12/2022
Dhambaal Books waa maktabad u taagan kor u qaadista akhris iyo qoraalka, aqoonta iyo ogaal, insha alaah waqtiyada oo aaddan waxaad ka heli doontaan buug kala duwan oo u qoran afafka kala duwan oo aqoonta, ogaalka, iyo aragtiyada bulshada kor u qaadaya. Ku xidhma Dhambaal Books.
📚Wehel Akhristaha
📍Dhambaal Books