Xasan xanash

Xasan xanash Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xasan xanash, somalia, Hargeisa.
(3)

😍 Ku salli Nabiga SCW 🤍
26/04/2026

😍 Ku salli Nabiga SCW 🤍

23/08/2025
Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Hendrik Henrik, Abdulnassar Husen, ኣ...
06/08/2025

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Hendrik Henrik, Abdulnassar Husen, ኣንጥሩ እገላዊ

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Hendrik Henrik, Abdulnassar Husen
04/08/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Hendrik Henrik, Abdulnassar Husen

04/08/2025

I got over 100 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

Dayuxu marka uu buuxsamo habeenka 14 aad, wuxuu socday xagal 180 darajo ah, wuxuuna dhulka ka maraa dhanka kale. Sidaa a...
11/07/2025

Dayuxu marka uu buuxsamo habeenka 14 aad, wuxuu socday xagal 180 darajo ah, wuxuuna dhulka ka maraa dhanka kale. Sidaa awgeed, dhulku wuxuu u dhexeeyaa cadceedda iyo dayaxa. Haddii ay si qumman isugu beegmaan, hadhka dhulka ayaa ku dhaca dayaxa oo waxaa ka dhasha dayax madoobaad.

SANADKA SOOMAALIDA.Soomaalidu waxay leedahay kaltiris soo jireen ah sida kaltirsiga hilaadeedeed ee sanadka Miilaadiga a...
11/07/2025

SANADKA SOOMAALIDA.

Soomaalidu waxay leedahay kaltiris soo jireen ah sida kaltirsiga hilaadeedeed ee sanadka Miilaadiga ama Hijriyada, Kaas oo loo yaqaanay DABSHID, NAYRUUSH ama Nayruusba.
Waxa la xusi jiray sanadkiiba hal mar sida ciidaha oo kale, Waxa taas inoo cadaynaysa heestan caanka ah meerisyadan aan kasoo dheegay "NAYRUUSKU WAA CIID, WAA NAGI ADUUNYADA"
Hadaba habeenkani Waxa uu dhici jiray ama uu ku beegnaa habeenka ay bisha ugu horaysa ee Xagaaga (SAMALAHO) ay tahay 20.Aragti kale waxay odhanaysaa habeenkani waxa uu dhacaa hadda dabayaaqada bisha JULAAY 21keeda.
Habeenkan reeraha ama beelaha soomaalida ah ee meel wada dagani way isusoo bixi jireen iyagoo faraxsan, waxaanay shidi jireen DAB kadibna samada ayay u tuuri jireen, Waxa habkaas loo yaqaanay DAB-TUUR.
Arintaasna waxa inoo cadaynaya Meeriskii uu ku lahaa Alle ha u naxariistee ABWAAN QAASIM (* Dabshidkii haduu galo ayaa, Dhuxulihii Daadin).
Isla habeenkan soomaalidu waxay dhigan jireen ALLA-BARI, waxaanay qali jireen Neef adhiya oo lab "ORGI", dabadeen inta ay haragiisa jeexaan ayay qoorta u sudhi jireen GURIGA ama QAALINTA ugu quruxda badan geela.Habkaasna waxa loo yaqaanay "SABBUUX".
Isla habeenka dabshidku waa habeenka ay soomaaliddu IDAHA ka gudhiyaan Maqasha, marka ay habeenkan kasoo wareegto 100-120 habeen waxa SUMALKA lagu daraa Idiha, laakiin baryahan danbe wax yaabo badan iska badalay oo waa laga yaabaa in SUMALKA idaha lagu daro iyadoo aanay buuxsamin xitaa Boqol habeen.

Guud ahaan habeenka dabshidku isagoo ah sanadka cusub, BILAHA soomaalida laga bilaabo habeenka uu galo oo ah 20ka bisha Xagaaga ugu horaysa, illaa 60ka habeen ee ku jira labada bilood ee xagaaga ugu danbeeya iyo 90ka habeen ee sadexda bilood ee dayrta ku jira oo lagu daray 40ka habeen ee jiilaalka ugu horeeya, Soomaalidu isku darkooda waxay tidhaahdaa (200 EE HABEEN JIILAAL).

Sidoo kale laga soo bilaabo 20ka habeen ee bisha labaad ee jiilaalka ugu danbeeya ilaa 30ka habeen ee ku jira bisha jiilaalka ugu danbaysa, isku darkooda soomaalidu waxay u taqaanaa (50ka HABEEN EE IS-YEEL YEEL@xasanxanash
Lasoco qaybaha kal

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Cabdala Yare Kjku Boqorka Xafada Ham...
12/12/2024

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Cabdala Yare Kjku Boqorka Xafada Hamda Haaji Yuusuf

Address

Somalia
Hargeisa
SOMALIA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasan xanash posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xasan xanash:

Share