XAMDA ina Xariir

XAMDA  ina Xariir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from XAMDA ina Xariir, Shopping & retail, Jigjiga, Hargeisa.

15/10/2022
15/10/2022

# ```XIGMAD chemistry ah ba waxey dhaheysa qofka hadii noloshada kaga jiro dhinaca oxygen

Qiimahagana uu garanwayo kudar hydrogen si uu unoqdo water kadibna ku luqluqo oo iska tuf.

``` 🖐🤣😅

15/10/2022

Ruuxi ku dhayalsada🤤
Ee aan ku dhawrayn😍
Adigoo ka dhaaRToo🙈
Ka dhaqaaqa ba wacan👊

Ma ka dhaarTaaa🤣🤣🤣

Xikmadan meeel ku qorTa🤣

15/10/2022

Hadeer dayrkii jabyoo
Ka baxay daaraha jacayl
Ma doono xidhiidhka oo
Waxaan dhex dakaynayaa
Duleed raaxadu dhex taal

Wuxuu diidaa mar kale
Inuu darajooy idhaa
Ka daayay odhaahyadii
Qalbiga damqashada baroo
Ma doono xidhiidh mar kale

Abwaan Cabdihaahi Carab war wan ka naaxay bahalka😂

15/10/2022

AdiGo single aH marka odhaaHyo Jacyl so qorasiD Waa HeerKaLoo madadaaLo aH 👸_🤴🏼
😁🙈🙈

15/10/2022

The Time is like a knife so cut before it cuts you.📒

15/10/2022

ɴɪɴ ᴡᴀᴀ ᴅᴜʟǫᴀᴀᴅ ɴᴀɢɪɴᴀ ᴡᴀᴀ xɪsʜᴏᴏᴅ🙄🤨

15/10/2022

Dadka ruuxii macquuLaa murti Loogu heesaa``` 🌺

Address

Jigjiga
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XAMDA ina Xariir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share