Mahad Ahmed

Mahad Ahmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mahad Ahmed, Shopping & retail, 0634632848, Hargeisa.

Hadii aaad wax sheeg iyo wehel iiga baahan tahay wllkaa ayaan ahay________❤️ku badi
03/03/2022

Hadii aaad wax sheeg iyo wehel iiga baahan tahay wllkaa ayaan ahay________❤️ku badi

Ciidaanka laanta socodaalka Ee Gobolka Saaxiil Ayaa Dhalinyaro tiro badan, Oo Ka Soo Jeeda Dalalka Jaarka La Ah Somalila...
23/08/2021

Ciidaanka laanta socodaalka Ee Gobolka Saaxiil Ayaa Dhalinyaro tiro badan, Oo Ka Soo Jeeda Dalalka Jaarka La Ah Somaliland Ka Raafay Magalada Berbera Iyadoo Lagu Celinayo Dalalkoodii.

Siyaasi Jaamac Maxamed Qaalib (Jaamac Yare) ayaa wakhti kooban lagu xidhay madaarka magaalada Hargeysa ka dib markii ay ...
23/08/2021

Siyaasi Jaamac Maxamed Qaalib (Jaamac Yare) ayaa wakhti kooban lagu xidhay madaarka magaalada Hargeysa ka dib markii ay ciidanka boolisku qabteen isaga oo ka soo dagay diyaarad uu ka soo raacay Muqdisho.

Siyaasi Jaamac Yare oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ee aaminsan fikirka midnimada Soomaaliya oo ka soo horjeeda madax banaanida Somaliland oo maalintii Jimcihii ka dagay Hargeysa ayuu madaxweyne Muuse Biixi amar ku bixiyey in la sii daayo isla markaana loo ogolaado inuu magaalada soo galo.

Siyaasi Jaamac Yare oo ay wehelinayaan xubno qoyskiisa ka mid ah ayaanay ciidanka booliska iyo kuwa socdaalku ka soo daayeen madaarka Hargeysa.

Waa markii ugu horaysay ee aanu Muuse Biixi ku talin in xoriyada laga qaado qof ku sugan gudaha Somaliland.
XIGASHO MAHAMED BAKAYLE

22/08/2021

WAX WALPA OO AAD XIISAYNAYSO HALKAN KALA SOCO HADA KA DHIP FOLLOW ME

Xaaska Cabdimaalik Coldoon ayaa Qoraalkan ku baahisay Bogeeda Facebook waxaana ay tidhi."Abdilmalik Musa Coldoon oo gala...
19/08/2021

Xaaska Cabdimaalik Coldoon ayaa Qoraalkan ku baahisay Bogeeda Facebook waxaana ay tidhi.

"Abdilmalik Musa Coldoon oo galabta ciidamadu burco ku xidheen ayaaa isla markiiba hargaysa loo soo dhaadhiciyay.

Waana markii labaad ee sidan oo kale inta burco loogu qabto hadana markiba hargaysa loo soo gudbiyo.

Coldoon ayaa dhaawac culus ka qabay lugta wax daawayna oo.loo sameeyayna may jirin
Ilaa hada ma cada sababta loo xidhay"

04/08/2021

WALIGAA SIDAN OOKALE MA KUGU DHACDAYNA MADAR IYO ENG HUD HUD MAXAA KALA QABSADAY 😅😅😅

Maanta wacdaro dhigty daaad madheedh ku soo qosla lambaaza ismuujiya reer burco
10/11/2020

Maanta wacdaro dhigty daaad madheedh ku soo qosla lambaaza ismuujiya reer burco

09/11/2020

Goolkii maanta ugu cajiipka badnaa ee maroodi jeex dhalisay abdi kariim guji share and liketa is nuujiya reer maroodi jeex mahad sanid

Joe Biden ayaa noqday madaxwaynihii 46aad ee dalka markaaas maraykan ka sida hada ay shaaciyeen wargaysada caalamku
07/11/2020

Joe Biden ayaa noqday madaxwaynihii 46aad ee dalka markaaas maraykan ka sida hada ay shaaciyeen wargaysada caalamku

Xayawaaankan magaciisa sheegKu soobiir oo like saar sharena sii dhehMahadsanid
06/11/2020

Xayawaaankan magaciisa sheeg
Ku soobiir oo like saar sharena sii dheh
Mahadsanid

Fadlan like saar pagekan
05/11/2020

Fadlan like saar pagekan

Is mujiya taageeryaasha tog dheer and GabiileyLike inaad saartana ha ilwaain mhadsanid
04/11/2020

Is mujiya taageeryaasha tog dheer and Gabiiley

Like inaad saartana ha ilwaain mhadsanid

Address

0634632848
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahad Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share