07/02/2023
UNO Perfumes waxay idin ogaysiinaysaa dhammaan macaamiisheeda sharafta leh in ay UNO Perfumes idiin sameysay cadaro udgoon oo Tayo sare iyo qiimo idin raali galiya leh. eed h**e uga barateen,kuwaas oo iskugu jira noocyadiisa isugu jira rag iyo dumar ، waaxaa kale ood naga hele kartaan Udugyada Jidhka iyo Timaha.
Hadaba ha moogaan inaad nagu soo booqato Carwada EQRA Center .
✅Maalmaha :
Khamiista iyo Jimcaha
✅Taaruikhda :
09 & 10 Feb 2023
✅Saacadaha :
5 pm galabnimi ilaa 10 pm habeenimoban.
✅Goobtuna : waa Carwada Eqra oo ku taala wadad Mdx. muuse biixi .
Don't miss out & See you there 😊😊😊👌👌👌