15/11/2020
Saadaali Oo Ku Guulayso $50.
Finalka Koobka Gobolada Somaliland 2020:
Shuruudaha Saadaasha,
1-Like saar page ka Astaan cable
2-Share Garee Post-gan
3-Si Sax ah u saadaali Natiijada Ciyaarta
4-Inaad Joogtid Magaalada Hargeysa
5-Hadii Aad Saxdid laakiinse Shuruudaha Aanad Wada Buuxin waxa Fursada Heli Doona Qofka Kaa Dambeeya
6- Saadaashu waxay ku Eeg tahay Beri Oo Isniin ah 1:00pm.
Nasiib Wacan.