Goalkeeper xanjo

Goalkeeper xanjo Ciyaarista kubada cagta somaliland Hargeysa

15/09/2022
Tababaraha Paris Saint-Germain Christophe Galtier ayaa sheegay in dadka aysan ahayn inay wax badan akhriyaan Neymar inuu...
04/09/2022

Tababaraha Paris Saint-Germain Christophe Galtier ayaa sheegay in dadka aysan ahayn inay wax badan akhriyaan Neymar inuusan bilaabin kulankii Ligue 1 ay 3-0 kaga badiyeen Nantes.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku jira bilowgii xilli ciyaareedka 2022-23, isagoo dhaliyay toddobo gool shan kulan oo uu saftay ka hor kulankii sabtida ee Stade de la Beaujoire.

Si kastaba ha ahaatee, waxa uu ka daawaday kursiga keydka iyadoo Kylian Mbappe uu 2-0 ka dhigay kooxda heysata horyaalka Ligue 1 ee labada dhinacba kaarka cas ee daafaca garabka Nantes Fabio, iyadoo Neymar lagu soo galiyay booska Mbappe qeybtii labaad.

Nuno Mendes ayaa ku daray goolka seddexaad ka dib markii kubadii Neymar ay birta ka baxday iyadoo PSG ay 24 gool ka dhalisay lixdii kulan ee ugu horeysay.

taasoo barbareysay rikoorka goolasha ay koox ka dhalisay shanta horyaal ee ugu waa weyn Yurub marxaladan xilli ciyaareedka qarnigi 21-aad (Manchester City 2019-20 iyo Bayern Munich 2020-21).

galtier ayaa diiday soo jeedinta Neymar in meesha laga saaray, taa badalkeeda waxa uu sheegay in ay tahay kaliya natiijo ka timid isbadalka caadiga ah ee kooxda.

“Waxaas oo dhami waa cusub yihiin, laakiin waa waajib

02/09/2022

Yaa sheegi ciyaartoygaas goolkaas dhlaiyay iyo koxdiisaba?

30/08/2022

Habeen wacan asxaabta

Address

Somaliland Hargeysa
Hargeisa
AYAANLEDAAUUD

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goalkeeper xanjo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Goalkeeper xanjo:

Share