XAMDA Xariir maxamed NALKA

XAMDA Xariir maxamed NALKA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from XAMDA Xariir maxamed NALKA, Shopping & retail, 7095, Hargeisa.

10/12/2023
18/02/2023

Sheekh Xuseen Cali "Ninka aniga mar igu Salliya ayuu nabigu yidhi ee ilaahay naxariisto iyo darajad ii weydiiya , Isagana toban jeer ayuu ilaahay u naxariistaa"

Walaal Aynu ku Salino Nabigeena Muxamed SCW❤️.

18/02/2023

Midkamida culimada somalida dhaxdeeda loogu jecelyahay waliba dhanka dhalinyarada marka la fiiriyo🙏🙏❤

Mansha allah ( sheekh mustafe Haaji ismaciil Haruun) allaha kubarakeyo amiin amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲

17/02/2023

Guushaadu dadbay, u tahay Gubashoo
Wanaaga aad gaadhay, u Gaambinayoo
Inay Gambiyaan, usoo guntaddee''
''Ka hay Gaadhkoo, ka joog Goonyaha''

''Allow ku gargaar Geyiga nabadoo
Dadkana garansii, Lib iyo Gobanimo''

- Laabsaalax.

30/01/2023

Ruux doonistaadiyo🤌
Jecel darajadaada
🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️
Dadka laga dhawaystaa🥰😍

15/01/2023

🟥Kashii xuma aan lahayni
🟥Xidhiidhka qofki u gooya
🟥Xumaan lama baadi goobto
🟥Ceebtiisa xaraash ma gayso
🟥Waxaa xidha oo rabeeya
🟥Xasuusta wanaag ya,diiye

🟥Ha moodin inaan xumaato
🟥Xajiin kula raadinaaayo
🟥Ha moodin inaan xaqaaga
🟥Xamdaay aan duudsinaayo
🟥Ha moodin inaan xaabasha
🟥Inaad gasho aan u xiisay

🟥Ee Waraysiga xaaladaada
🟥Xilbaa iga saaran waynoo
🟥xujuu igu yahay wallaale
🟥Adoon marana iga xanaaqin
🟥Adoon xasad ii malaynin....................
🟥Xidhiidhkii iga dan beeyay
🟥Xaaskiyo nolashaad samaysay
🟥Qofkaad xulateed jeclaatay
🟥Kasoo waran xaaladiisa?

🟥Ma yahay xidig kuu ifaaya?
🟥Ma yahay sawaj kuu xabiiba?
🟥Ma yahay xile kuu dadaalla?
🟥ma yahay shaqsiyaad xariira?
🟥Ma yahay xubi ruux yaqaana?
🟥Xaruuri bilaa turxaan ah
🟥Ma yahay oo kuu xamiim ah?

14/01/2023

تفائلت بالخير ووجدتك💙

Address

7095
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XAMDA Xariir maxamed NALKA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share