22/01/2023
Waa Sawirka Marxuumkii Bajaajlaha ahaa Ee Saaka Lagu Dilay Muqdisho Waliba Hooyadiis iyo Walaashiis Hortooda ayaa Lagu Dilay.
Wuxuu ahaa Arday Ka Qalin Jabiyey Mid Kamid ah Jaamacadaha Muqdisho Balse Aqoontiisii Shaqo Ku Waayay Kadibna Go,aansaday in uu Nolol Maalmeedkiisa Kusoo Dhacsado Mooto Bajaaj.