SKY Online Market

SKY Online Market Ganacsi ay Hal-abuureen dhallinyaro aqoonyahan ah oo da'yar, kaas oo ay doonayaan inay dadkoodana si fudud oo hufan ugu adeegaan, dalkoodana ku kalsoonaadaan.

Shirkadda SKY Online waa shirkad ku shaqaysa habka Online'ka ah, waxaadna ka helli karaysaa miyi, magaalo iyo meelkastaad joogto adoo helaya allaab tayo leh, qiima ku raali geliya, amaano iyo adeeg hufan.

Macmiil soo dhawoow oo nagu xidhnow
28/04/2023

Macmiil soo dhawoow oo nagu xidhnow

Macmiil ka adeego SKY
27/02/2023

Macmiil ka adeego SKY

Dhamaan macmiishayada sharaftale  waxaanu ogaysiinaynaa in loo diyaariyay dharkii ciida Macmiil soo gaadh oo ku adeego q...
14/04/2022

Dhamaan macmiishayada sharaftale waxaanu ogaysiinaynaa in loo diyaariyay dharkii ciida

Macmiil soo gaadh oo ku adeego qiimo ku-raali galiya meelkastood joogto

☎️ 0634848244
☎️063 6882888

SKY Online market wuxuu ogaysiinayaa macmiishiisa sharaftale in ay diyaar u yihiin cadaradii ciida jilmad iyo tafaariiq,...
30/04/2021

SKY Online market wuxuu ogaysiinayaa macmiishiisa sharaftale in ay diyaar u yihiin cadaradii ciida jilmad iyo tafaariiq, waxaan macmiisha loogu adeegayaa goob kastooy joogaan

H**e u soo gaadha oo hada dalbo

Macmiil nagala soo xidhiidh
☎️0634848244
☎️0636882888

SKY Online market wuxuu ogaysiinayaa macmiishiisa sharaftale gaar ahaan dhalinyarta guud ahaan meelkastoy ka joogaan caa...
26/02/2021

SKY Online market wuxuu ogaysiinayaa macmiishiisa sharaftale gaar ahaan dhalinyarta guud ahaan meelkastoy ka joogaan caalamka iyo dhulka soomalidab Inay udiyaar yihiin kabo buudha oy tayadoodu aad u sarayso

H**e u soo gaadha oo hada dalbo

Macmiil nagala soo xidhiidh
☎️0634848244
☎️0636882888

Shirkadda SKY Online Market waxay kuu keentay kabihii xaragada dumarka,iyo boorsooyinkii xaraga iyo sheeladahii ugu danb...
11/12/2020

Shirkadda SKY Online Market waxay kuu keentay kabihii xaragada dumarka,iyo boorsooyinkii xaraga iyo sheeladahii ugu danbeeyay kuwaas oo cadadkasta iyo caynkastaba leh. Markasta ku xidhnaw hoyga ganacsi ee . Hadda dalbo oo hadda hell.

Kala soo xidhiidh
0634848244

Shirkadda SKY Online waxay idiin keentay, kabihii raga, gaar ahaan dhalinyarada.waana nashqadii ugu danbaysey Ee ay ku x...
06/12/2020

Shirkadda SKY Online waxay idiin keentay, kabihii raga, gaar ahaan dhalinyarada.waana nashqadii ugu danbaysey Ee ay ku xaragoodan,dhalinyarada sanadka.

H**e usoo gaadh oo hada ka dalbo adeegaaga SKYOnlineMarket.

Kalasoo xidhiidh talleefanadan hoos ku qoran.

0634848244
064143799

Mahads

Shirkadda SKY Online waxay idiin  Haysaa Tobabkii Qalin Jabinta dumarka oo Ah Noocii U danbeeyey dallabkiina iyo qancint...
07/10/2020

Shirkadda SKY Online waxay idiin Haysaa Tobabkii Qalin Jabinta dumarka oo Ah Noocii U danbeeyey dallabkiina iyo qancintiinana aanu markale idiin keenay Tobabkii Qalin Jabinaha xaragadda dumarka.

H**e usoo gaadh dalbo adeegaaga SKYOnlineMarket.

Kalasoo xidhiidh talleefanadan hoos ku qoran.

0634666714
0633457258
0634848244
0612008904

Mahadsanidiin.

Shirkadda SKY Online waxay idiin keentay kabihii dumarka oo aanu noocan idiin keenay mar labaad, kadib markii ay maalint...
07/10/2020

Shirkadda SKY Online waxay idiin keentay kabihii dumarka oo aanu noocan idiin keenay mar labaad, kadib markii ay maalintii dhowayd degdeg u dhamaadeen, dallabkiina iyo qancintiinana aanu markale idiin keenay noocan kabaha xaragadda dumarka.

H**e usoo gaadh dalbo adeegaaga SKYOnlineMarket.

Kalasoo xidhiidh talleefanadan hoos ku qoran.

0634666714
0633457258
0634848244
0612008904

Mahadsanidiin.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634848244

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SKY Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share