Dhamays real estate

Dhamays real estate shirkada dhismaha, iyo iibinta guryaha iyo gaadiidka

05/08/2026

iib ah new hargeysa gaar ahaan macalin haaruun.
Cabirka 9x24

Qiimaha $21000

Tell 63 4012878

05/08/2026

iib ah masalaha hargeisa gaar ahaan kaalinta keer dhanaca galbeed.
Waa kaarakoone
Cabirka 18x24 mitir

Qiimaha $25000

Tell 63 4012878

05/08/2026

iib ah hargeysa.

Waxan diyaarinay dhul iib ah kuyaal masalaha hargeysa waana dhul baloogyo ah oo midkiiba ka kooban yahay 10 baloodh.

Cabirka halka baloog waa 48x90 mitir.

Qiimaha waxa uu u dhexeeyaa 40 kun oo doolar ilaa 20 kun oo doolar.

Macmiil ku xidhnoow Dhamays real estate , magaalada hargeysa.

Tell 63 4012878

Baloodh iib ah kuyaal buur ah oo magaalada ka saraysa oo noqonaysa guri casri ah oo magaalada laga daawado.Baloodhkan wu...
05/08/2026

Baloodh iib ah kuyaal buur ah oo magaalada ka saraysa oo noqonaysa guri casri ah oo magaalada laga daawado.

Baloodhkan wuxu kuyaal masalaha ku beegan saldhigga cakaara gaar ahaan figta sare ee xagga magaalada soo eegaysa.

Cabirka 24x18 sharci leh oo damaanad leh.

Qiimaha waa $25,000
Saayiraad leh.

Tell : 0634012878

Macmiil ku xidhnoow Dhamays real estate

05/08/2026

iib ah masalaha hargeysa gaar ahaan kaydka biya iyo kaalinta carraale dhexdooda.

Cabirka 18x24

Qiimaha $39000

0634012878
fans
63 4012878 Dhamays real estate

Baloodh iib ah masalaha hargeysa.U dhoow fooqa suldaanka.Cabirka 24x18Qiimaha $10,000Tell 0634012878Ku xidhnoow Dhamays ...
30/07/2026

Baloodh iib ah masalaha hargeysa.
U dhoow fooqa suldaanka.
Cabirka 24x18
Qiimaha $10,000

Tell 0634012878

Ku xidhnoow Dhamays real estate hargeysa.

30/07/2026

Baloodh iib ah masalaha hargeysa gaar ahaan kaydka biyaha.

Cabirka 24x18

Qiimaha $33000

Tell 63 4012878

  iib ah HargeisaModel 2004Qiimaha ?Tell 63 4012878 Ku xidhnoow Dhamays real estate
29/07/2026

iib ah
Hargeisa
Model 2004

Qiimaha ?
Tell 63 4012878

Ku xidhnoow Dhamays real estate

27/07/2026

iib ah masalaha Hargeysa
Wuxu u dhexeeya fooqa yuniseefta iyo kaaydka biyaha ee masalaha Hargeysa.
Cabirka 24x18
Qiimaha $33000
Tell 63 4012878
Tell 659189596.

Macmiil ku xidhnoow Dhamays real estate ,

26/07/2026

Address

Hargeisa
252

Telephone

+252634012878

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhamays real estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share