Vigil poy

Vigil  poy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Vigil poy, Shopping & retail, Hargeisa.

Ha i goynin seedahaHaygu xiran silsilad biraHadda  wan soconayaa Sun jacayl haygu ridin๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ™
02/09/2021

Ha i goynin seedaha
Haygu xiran silsilad bira
Hadda wan soconayaa
Sun jacayl haygu ridin๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ™

Qalbiyadeenu waxa ay leeyihiin labo awood oo kaliya waana in ay wax jeclaan ama in ay wax nacaaan, si, kastoo aan wax u ...
02/09/2021

Qalbiyadeenu waxa ay leeyihiin labo awood oo kaliya waana in ay wax jeclaan ama in ay wax nacaaan, si, kastoo aan wax u jeclaanana waxaa hogaan inoo ah calafka, oo ina hogaaminaya inaga, anigana waxaan riyadeyda ku saleeyay mid ku dhisan wadajirkeena iyo in aan nolol wadaagno, hadii aad jeclaato in aad i cidleyso oo aad ruux kale iga doorsato, waa xaqiiqo nolol walbaa aan ku murugoodo ama aan ku dhibtoodo maalin baan ka gudbi doonaa farxadna ku nagaan doonaa, hadaadse nolosheyda ku lamaan ahaatid waxaan noqoneynaa boqortooyo dadku ay wada eegaan farxadooda๐Ÿ’˜๐Ÿ’‹

Waxaan aaminasahay inaan ahay boqorka 2 qof mother +father โ™ฅ๏ธ๐Ÿ’‹๐Ÿ’˜
02/09/2021

Waxaan aaminasahay inaan ahay boqorka 2 qof mother +father โ™ฅ๏ธ๐Ÿ’‹๐Ÿ’˜

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Vigil poy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share