Kaafi mahamed

TPLF Oo War Ka Soo Saartay Kulankii Madaxweyne Mustafe Cagjar Hargaysa Ku Yimi? Af-hayeenka Tigreyga Gatachu reda, ayaa ...
29/11/2021

TPLF Oo War Ka Soo Saartay Kulankii Madaxweyne Mustafe Cagjar Hargaysa Ku Yimi?

Af-hayeenka Tigreyga Gatachu reda, ayaa ka hadlay weftigii madaxweyne Mustafe Cagjar, hogaaminaayay ee Hargaysa Yimi

Afhayeenka tigreega ayaa sheegay dhabar jebin uu ku sameeyay abiy Ahmed, dawladda somaliland, wuxuuna yidhi:-

"somaliland Ma Ilowsana dhabar jabintii aby kusamaynayay markuu farmaaje heshiiska la saxeexday’’ Gatachu Reda, afhayeenka tigreega

Afhayeenka tigree, ayaa shaaciyay in Abiy, maanta cagaha haysto dawladda somaliland

Afhayeenka Tigreega, oo somaliland, amaanaya ayaa yidhi:-
"Somaliland Waa Dad Xadaarad Fog leh iyo Siyaasad Waayo araga lama khaldi karo waa anago kalle" Sida waxa yidhi afhayeenka Tigreega

Afhayeenka tigreega ayaa hadalka jeediyay isaga oo la hadlaayay shabakadda Tigree News, baahisa wararka jabhadda TPLF.

16/11/2021

Welcom

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi mahamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share