Nagiib akram

Nagiib akram Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nagiib akram, Shopping & retail, Hargaysa, Hargeisa.
(1)

Biriijkan (Buundadan) oo ku yaalla tuulada lafaruug oo u dhexaysa Berbera iyo Hargeysa ayaa waxyeello ka soo gaadhay roo...
25/03/2023

Biriijkan (Buundadan) oo ku yaalla tuulada lafaruug oo u dhexaysa Berbera iyo Hargeysa ayaa waxyeello ka soo gaadhay roobabkii da’ayay shalay.

Biriijkan ayaa ka mid ah kuwa cusub ee Imaraadka Carabtu maalgeliyay kuwaas oo ka mid ah mashruuca weyn ee waddada Berbera Corridor oo la filaayay in si wanaagsan loo hubiyay tayadeeda.

25/03/2023

Kalmad yar ayaa lagu hanuuna biyadilaah ☝️

Address

Hargaysa
Hargeisa

Telephone

+252634783902

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nagiib akram posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nagiib akram:

Share