Maanbile Books

Maanbile Books kusoo dhawaw hoyga korriinka maskaxda. ☎️WhatsApp:- +252 63 9092321

Mataanteydii 63 9092321
22/01/2026

Mataanteydii
63 9092321

Buugga Qab iyo Quursi waxa qorey wasiirka wasaarrada arimaha gudaha ee dawlada Punland Cabdi Faarax Juxa, waxaanu ka war...
22/01/2026

Buugga Qab iyo Quursi waxa qorey wasiirka wasaarrada arimaha gudaha ee dawlada Punland Cabdi Faarax Juxa, waxaanu ka waramaya sheekada koombe oo ah halgan miyi ilaa magaalo taxan..+

Hada ka soo dalbo Maanbile Books oo hel adiga oo jooga gurigaaga ama goobtada shaqo.

63 9092321

Waa shareero siyaasi ah oo xoog badan taas oo daaha ka qaadeysa sida ay koox yar oo xukun doon ah u faro maroorsan karto...
21/01/2026

Waa shareero siyaasi ah oo xoog badan taas oo daaha ka qaadeysa sida ay koox yar oo xukun doon ah u faro maroorsan karto kacdoonada waawayn.

Sheekadu waxa ay ka dhacaysa gudaha beer ay xayawaankii ku xaraysnaa ku guuleysanayaan iney iska ridaan heeryadii dulmigii bani'aadamku ku hayay xiliga dheer si ay u helaan sinaan iyo cadaalad.

Dabadeed waxa ay qisadu tusmeynaysaa sidii tartartiibka ahayd ee kacdoonkii xayawaanka sinaandoonka ahaa uu ugu xuub siibtey kalitalisnimo, barobagaando iyo khiyaano.

63 9092321

Maxaad ka taqaan Afgenbigii Dhicisoobey ee Somaliland 1961.63 9092321
20/01/2026

Maxaad ka taqaan Afgenbigii Dhicisoobey ee Somaliland 1961.

63 9092321

Waxa maktabada soo gaadhey buuggii AHUN Maxamed Daahir Afrax ee Maadeys kaasi oo ka waramaya riwaayadihii masraxiyda Soo...
20/01/2026

Waxa maktabada soo gaadhey buuggii AHUN Maxamed Daahir Afrax ee Maadeys kaasi oo ka waramaya riwaayadihii masraxiyda Soomalida.

63 9092321

Fanka kelinimada 63 9092321
18/01/2026

Fanka kelinimada
63 9092321

Sannadkii dhamaadey buuggaagtani waxa ay ka midka ahaayeen kuwii ugu qiimaha badnaa ee akhristuhu uu naga faa'iido.Maka ...
18/01/2026

Sannadkii dhamaadey buuggaagtani waxa ay ka midka ahaayeen kuwii ugu qiimaha badnaa ee akhristuhu uu naga faa'iido.

Maka mid tahay akhristayaashii naga faa'iidey adigu?

63 9092321

Cad Quudheed 63 9092321
15/01/2026

Cad Quudheed
63 9092321

Furaha Fahamka Qur’aanka 63 9092321
15/01/2026

Furaha Fahamka Qur’aanka
63 9092321

Address

Hargeisa

Telephone

+252633151937

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maanbile Books posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maanbile Books:

Share

Category