Fan Faneed

Fan Faneed kusoo dhowow hoyga fanka,MAHADSANID

13/01/2026

Shimbirtan magacee u taqaanaa?

Way magacyo badan tahay.

13/04/2024

Khadra Daahir🎤

15/06/2023

Badanaa ma ihi qof xun k**a xanaaqo kaftanka iyo faraka ciyaarka siduu doonoba ha ahaadee xataa qofka igu xanaaqa aniga ayaa xanaaqiisa ka xumaada, maalin ayaa lay arkay anoo dhulka aala mid asxaabta ahina dusha igaga fadhiyo markaas ayaa laygu canaantay inaan ahay fulay asaagii aan far u taagin, nususaaciina sidaa laygag jaray qolna dusha layga qafilay, run ahaantii maalintaa waxaan go'aansaday in aan dabeecadayda bedelo, ka dib subaxii ayaan iskuulka aaday anigoo waji qallafsan, wiilkii ugu h**eeyay e ila hadlayba waan jiidhay oo dhulkaan ku dhuftay isna kaftan iyo ciyaar buu moodayay, kadib waxa aan xaafadda kusoo noqday anoo faraha dhiig ku leh askarna i baacsanayso, markaas ayaa lay xidhay layguna eedayay gacanku dhiigle dabci xun leh, jeelka dhexdiisa ayaan fadhiyaa waxaa xasuustayda miranaysa qosolkii iyo farxadi saxiibkay dhankale waxaan arkaa markii aan jiingadda madaxa kaga jaray ayaan arkay dhiig dhulka qulqulaya kolkaas ayay dabeecadii h**e igu soo noqotay waxaan faraha la galay dhiigii saxiibkay anoo islahaa hubi ayaan gacmaha la galay,

20/02/2023

Muqaalkan qiimihiisa dhowra

07/10/2022

Cabdikarim cali shaah & Qamar sugaani🎤

05/10/2022

Wadajir....

Today's Best Photo
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️























Address

Hargeisa
3333315

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fan Faneed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share