24/12/2025
Rafaadka raaxo ayaa kadanbayni raaxadana rafaadbaa kadanbayni
abaarta aaranbaa kadanbayni aarankana abaarbaa ka danbayni
markaad barwaaqo ku jirto ku xirnow boqorka boqorada si markaad waqti adag gasho uu kuugu gargaaro