Iwaydi Online Market

Iwaydi Online Market iWAYDi Online Market based in garowe is a wholesale and retail online seller with a reasonable price.

๐†๐ฎ๐ซ๐ข ๐ค๐ข๐ซ๐จ ๐š๐กโœ…4 qolโœ…3 suuli โœ…1 jikoโœ… Solar system saranโœ…Guri dhex ka dhis oo qalabaysan
07/08/2024

๐†๐ฎ๐ซ๐ข ๐ค๐ข๐ซ๐จ ๐š๐ก

โœ…4 qol
โœ…3 suuli
โœ…1 jiko
โœ… Solar system saran
โœ…Guri dhex ka dhis oo qalabaysan

Gaari iib ah ๐Ÿš˜ Nooca : ๐‘๐€๐•๐Ÿ’Modelka : ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ•colour: ๐’๐ข๐ฅ๐ฏ๐ž๐ซTransmission: ๐€๐ฎ๐ญ๐จ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐œGoobta waa ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐žQiimaha macquula wixi fa...
05/08/2024

Gaari iib ah ๐Ÿš˜
Nooca : ๐‘๐€๐•๐Ÿ’
Modelka : ๐Ÿ๐ŸŽ๐ŸŽ๐Ÿ•
colour: ๐’๐ข๐ฅ๐ฏ๐ž๐ซ
Transmission: ๐€๐ฎ๐ญ๐จ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐œ
Goobta waa ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž
Qiimaha macquula
wixi faahfahin dheeri ah fadlan nalaso xariir

Ciid Mubaarak! Saaxiibbada boggan ku xiran , ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka. Waxaana Alle ka baryayaa in ...
09/04/2024

Ciid Mubaarak! Saaxiibbada boggan ku xiran ,
ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka. Waxaana Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishii Ramadaan.

Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad.

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan caalamka Islaamka waxaan idiin ku hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan e...
10/03/2024

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan caalamka Islaamka waxaan idiin ku hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee bilashada bisha Ramadaan.

Bisha naxariista iyo dambi dhaafka awgeed, waxaan dadka Soomaaliyeed ku baraarujinayaa in ay u istaagaan taakuleeynta dadkeenna danyarta ah, oo ay badiyaan Rabbi-bariga bishan barakaysan oo dalka iyo dadkaba ugu duceeyaan amni iyo barwaaqo.

Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan.

Ramadaan kariim.

๐‹๐‚๐ƒ ๐๐ซ๐š๐ฐ๐ข๐ง๐  ๐ญ๐š๐›๐ฅ๐ž๐ญSabuurada caruurta oo aan kaaga baahnayn wax koronto ah kana sameesan caag aan jabayn. ku hel qiimo ja...
02/02/2024

๐‹๐‚๐ƒ ๐๐ซ๐š๐ฐ๐ข๐ง๐  ๐ญ๐š๐›๐ฅ๐ž๐ญ
Sabuurada caruurta oo aan kaaga baahnayn wax koronto ah kana sameesan caag aan jabayn.

ku hel qiimo jaban jumlo iyo tafaariiq.

Iwaydi Online Market IwaydiOnlineMarket



#2024


๐Œ๐ข๐ง๐ข ๐…๐ฅ๐ž๐ฑ๐ข๐›๐ฅ๐ž ๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ๐ฉ๐ก๐จ๐ง๐ž ๐•๐ฅ๐จ๐  ๐•๐ข๐๐ž๐จ ๐’๐ž๐ฅ๐Ÿ๐ข๐ž ๐’๐ญ๐ข๐œ๐ค ๐“๐ซ๐ข๐ฉ๐จ๐Hadad jeceshahay samaynta Vlog yada Ushan oo ah mid mobileka ku x...
02/02/2024

๐Œ๐ข๐ง๐ข ๐…๐ฅ๐ž๐ฑ๐ข๐›๐ฅ๐ž ๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ๐ฉ๐ก๐จ๐ง๐ž ๐•๐ฅ๐จ๐  ๐•๐ข๐๐ž๐จ ๐’๐ž๐ฅ๐Ÿ๐ข๐ž ๐’๐ญ๐ข๐œ๐ค ๐“๐ซ๐ข๐ฉ๐จ๐
Hadad jeceshahay samaynta Vlog yada Ushan oo ah mid mobileka ku xajinaysa si fiican ayay kuu anfacaysa, yaan lagaa dhamaysan
soo wac 252905998800 garowe waa free delivery

Iwaydi Online Market



Waxan idin hayna kabo ๐‚๐š๐ฌ๐ฎ๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐ง'๐ฌ ๐’๐ง๐ž๐š๐ค๐ž๐ซ oo ah Kabo socodka ku macan oo dagan.  sido kale waxa helaysaa S๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฌ ๐ซ๐ฎ๐ง๐ง๐ข๐ง๐ ...
29/11/2023

Waxan idin hayna kabo ๐‚๐š๐ฌ๐ฎ๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐ง'๐ฌ ๐’๐ง๐ž๐š๐ค๐ž๐ซ oo ah
Kabo socodka ku macan oo dagan. sido kale waxa helaysaa S๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ฌ ๐ซ๐ฎ๐ง๐ง๐ข๐ง๐  ๐ฌ๐ก๐จ๐ž๐ฌ oo ah Kabo isbortis oo aad ku ordi karto si aad ugu jimicsato

waxaadna ku helaysaa qiiimo jaban oo ku raali galiya jumlo iyo tafaariiq kalarka aad doonto fadlan lasoo xariir numberka 252905998800

Iwaydi Online Market


๐‹๐‚๐ƒ ๐๐ซ๐š๐ฐ๐ข๐ง๐  ๐ญ๐š๐›๐ฅ๐ž๐ญSabuurada caruurta oo aan kaaga baahnayn wax koronto ah kana sameesan caag aan jabayn. ku hel qiimo ja...
29/11/2023

๐‹๐‚๐ƒ ๐๐ซ๐š๐ฐ๐ข๐ง๐  ๐ญ๐š๐›๐ฅ๐ž๐ญ
Sabuurada caruurta oo aan kaaga baahnayn wax koronto ah kana sameesan caag aan jabayn. ku hel qiimo jaban jumlo iyo tafaariiq.
Iwaydi Online Market

Adeegaan waa diyaar, hadaad garowe joogto waa     iyo    fadlan soo dalbo  goobtaada lagugu keenaya.Call and WhatsApp +2...
27/11/2023

Adeegaan waa diyaar, hadaad garowe joogto waa iyo fadlan soo dalbo goobtaada lagugu keenaya.

Call and WhatsApp +252905998800
Iwaydi Online Market

๐Œ๐ข๐ง๐ข ๐…๐ฅ๐ž๐ฑ๐ข๐›๐ฅ๐ž ๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ๐ฉ๐ก๐จ๐ง๐ž ๐•๐ฅ๐จ๐  ๐•๐ข๐๐ž๐จ ๐’๐ž๐ฅ๐Ÿ๐ข๐ž ๐’๐ญ๐ข๐œ๐ค ๐“๐ซ๐ข๐ฉ๐จ๐Hadad jeceshahay samayn Vlog yada Ushan oo ah mid mobileka ku xaj...
22/10/2023

๐Œ๐ข๐ง๐ข ๐…๐ฅ๐ž๐ฑ๐ข๐›๐ฅ๐ž ๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ๐ฉ๐ก๐จ๐ง๐ž ๐•๐ฅ๐จ๐  ๐•๐ข๐๐ž๐จ ๐’๐ž๐ฅ๐Ÿ๐ข๐ž ๐’๐ญ๐ข๐œ๐ค ๐“๐ซ๐ข๐ฉ๐จ๐

Hadad jeceshahay samayn Vlog yada Ushan oo ah mid mobileka ku xajinaysa si fiican ayay kuu anfacaysa, Dhawaan filo.

Iwaydi Online Market


๐Œ๐ข๐ง๐ข ๐‚๐š๐ฆ๐ž๐ซ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ–๐ŸŽ๐ฉ ๐‡๐ƒ ๐–๐ข๐…๐ข ๐‚๐š๐ฆ๐ž๐ซ๐š ๐…๐จ๐ซ ๐‡๐จ๐ฆ๐ž ๐’๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒCamera yar oo aad ku xiran karto guriga ama xafiiska amni ahaanIwaydi ...
22/10/2023

๐Œ๐ข๐ง๐ข ๐‚๐š๐ฆ๐ž๐ซ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ–๐ŸŽ๐ฉ ๐‡๐ƒ ๐–๐ข๐…๐ข ๐‚๐š๐ฆ๐ž๐ซ๐š ๐…๐จ๐ซ ๐‡๐จ๐ฆ๐ž ๐’๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ

Camera yar oo aad ku xiran karto guriga ama xafiiska amni ahaan

Iwaydi Online Market


Address

Main Road, Inji, Puntland
Garowe
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iwaydi Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Iwaydi Online Market:

Share