Dilwom deey

Dilwom deey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dilwom deey, Shopping & retail, Garowe.

30/09/2023

Hubka dhiga tolow wuxu wa kaftane maxa dhacay durbadiba hit ka cirka maraye

28/02/2022
26/02/2022

Habeen wanaagsan .

Aabe ayaa wiilkiisa ku yiri Saacaddaan iibgee oo qiimaha laguu gaaro ila soo wadaag

Wiilkii ayaa suuqa geeyay saacaddii waxaana lagu yiri waxaan ka siineynaa $5

Aabihii ayaa haddana ku yiri waxaad geeyataa Dukaannada Antika

Wiilkii waxaa loo gaaray $5000 .

Aabihii ayaa hadda ku yiri waxaad geysaa matxafka Qaranka

Waxaa loo gaaray $5000,000 (Million )

Ugu dambeyn Aabihii waxa uu ku yiri wiilkiisa

“ Qiimahaaga waxa uu ku xiran yahay hadba halka aad naftaada aad geyso “

Maku cajabisay sheekadan?

Mahadsanid

25/02/2022

Khudbadi jumcaha

25/02/2022

حال يوم القيامه

Address

Garowe
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dilwom deey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dilwom deey:

Share