Aarka Puntland

Aarka Puntland ka daawo muuqaalo xiiso leh Political analyses and intertainment

Beesha Caalamka oo si adag uga soo horjeesatay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed, War-Saxaafadeed kasoo baxay Qaramadda Mi...
28/03/2026

Beesha Caalamka oo si adag uga soo horjeesatay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed, War-Saxaafadeed kasoo baxay Qaramadda Middoobay Xafiiskeeda Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in khilaafka lagu dhameeyo wada-xaajood

"Waxaan ka walaacsanahay saameynta ay xiisadaha sii kordhaya ku yeelan karaan xasilloonida, amniga, midnimada iyo xaaladda bini'aadantinimo ee Soomaaliya. Waxaan ku baaqaynaa in la isugu yimaado wadahadal miro-dhal ah, lagana fogaado tallaabo kasta oo keeni karta iska horimaad hubaysan".

War DEG DEG taliyihii ciidanka gorgor ee Buurhakabo ku sugnaa oo diiday in uu ciidanka dagaal galiyo iyo Xabsi la dhigay...
28/03/2026

War DEG DEG taliyihii ciidanka gorgor ee Buurhakabo ku sugnaa oo diiday in uu ciidanka dagaal galiyo iyo Xabsi la dhigay asaga iyo labbo sargaal oo kale.

Saahid Jareere oo ahaa taliyihii gorgor ee loo xilsaaray dagaalka Baydhabo ayaa diiday galista dagaalka kadib waxaa ku raacay labbo sargaal oo kale, saahid Jareer ayaa kasoo jeedo deeganka Caabudwaaq.

Warkaan mar dhow mucaaradka dowladda Xassan markuu gaaro war ayay kasoo saari doonan.

28/03/2026

KOONFUR GALBEED DOORASHDEDA IYADAA U MADAX BANAAN DALKU WAA FEDERAAL # #

01/02/2026

HARTIYOW REERKII DHULMAHANTE AHAA WAA NAAGO LA INAKA QABA FUTADOODA BEECA YAN LOO JAWAABIN RAG BAYNU

01/02/2026

HAWIYOW NAAGAHAN DHULMAHANTE AAD NAGA QABTAAN EDEB U YEELA SEEDIYAAL INAGA RAGAA BAA IS HAYNEE D

MUQDISHO 2026 MAY DOORASHO HESHIIS LAGU YAHAY HADAY KA DHICI WEYDO SIDANBAY KU NOQON 2006
07/11/2025

MUQDISHO 2026 MAY DOORASHO HESHIIS LAGU YAHAY HADAY
KA DHICI WEYDO SIDAN
BAY KU NOQON 2006

07/11/2025

XAMAR oo KUDAAFAD ah Puntland Baa Dawladnimada geysay Kooxda Villada joogta Hada isbaarooyin baa u yaalay xiliga 2006

20/10/2025

FAARAX SEE WAX YEESHAY

 : Dhismaha wadada isku xirta Galkacyo Goldogob ayaa meel fiican maraysa.
18/09/2025

: Dhismaha wadada isku xirta Galkacyo Goldogob ayaa meel fiican maraysa.

Madaxweyne Xasan Shiikh wuxuu maanta oggolaaday; in lagu laabto Teendhada Afisyooni iyo in aanu xilka ka qaadi kadin Ray...
25/08/2025

Madaxweyne Xasan Shiikh wuxuu maanta oggolaaday; in lagu laabto Teendhada Afisyooni iyo in aanu xilka ka qaadi kadin Raysal wasaaraha.

Baarlamanka ku imanaya doorashooyin toos ah ayaa dooranaya Madaxweynaha oo magacaabaya Raysal wasaare aanu xilka ka qaadi karin — Warsaxaafadeedka DFS & Madasha Mucaaridka qaybteed.

20/08/2025

DEG DEG.DAGAAL MUQDISHO LAGA DHAWAAQAY
qofkasta qorigiisa ha qaato cuqaasha muqdisho oo Dagaal xasan shiikh lagu qaado iclimaamiyey

Address

Garoowe
144

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aarka Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aarka Puntland:

Share