Golden Star Shopping Center

Golden Star Shopping Center GOLDEN STAR SHOPPING CENTER IS THE BEST SHOPPING CENTER IN BOSASO. IT’S THE ONLY ONE OF ITS KIND I

Golden Star Shopping Center Would like To be the leading company in Somalia in offering superior products and services

Idris Alteeso welcome to Golden Star The best shopping centre.
31/07/2023

Idris Alteeso welcome to Golden Star
The best shopping centre.

10/12/2021

Fursad Shaqo

Shirkadda Golden Star - Galkacayo waxa ka banaan shaqo 1 boos oo ah

Maamulka iyo maaraynta Maaliyadda (Admin and Finance Manager).

Goobta shaqaddu waa Gaalkacyo

# SHURUUDAHA:

1. Waa Inuu yahay muwaadin u dhashay Jamhuuriyadda Somalia isla markaana uu haysto documents caddaynaya sida National ID Card ama Passport.
2. waa inu Haysto shahaadada Bachelor ka ee la xiriirta (Business Administration, Accounting and Finance)
3. Waa inuu leeyahay Khibrad shaqo oo maamulka iyo maaraynta xisaabaadka ah ugu yaraan 2 sanno.
4. Waa in uusan lahayn wax balwad ah
5. Waa in uu yahay qof akhlaaq wanaagsan
6. Tix galin dheeraada ayuu yeelanayaa qofka xilkan horay ugula soo shaqeeyay shirkaddo kale
7. Qofku waa inuu heli karaa damiinul maal.
8. Waa innuu yahay qof leh karti iyo hufnaan shaqo

Waxa codsiga (CVga iyo shahaadooyinka) lagu hagaajinayaa email-ka shirkadda oo ah:-

[email protected]

Qabashada codsiyadu waxay:

☆ Bilaabmaysaa 7/12/2021

☆ Waxayna xidhmaysaa,15/12/2021 -12:00Am Duhurnimo

Allaa Mahad Leh.

Fiidnimo wanaagsan bulshooyDhammaan bulsho weynta ku dhaqan magaalada gaalkacyo iyo nawaaxigeeda waxaan idin leenahay ku...
06/10/2021

Fiidnimo wanaagsan bulshooy

Dhammaan bulsho weynta ku dhaqan magaalada gaalkacyo iyo nawaaxigeeda waxaan idin leenahay kusoo dhowaada Golden star mall oo idin kugu diyaar ah adeeg dhammaystiran, qiime ku raalli geliya iyo shaqaale diyaar u ah habaq tiridda baahiyiinna, khibradna leh,

Bulsho weynta Galkacyo waxaa intaa u dheer in adeegay rabaan ay soo dalban karaan iyagooo jooga goobtooda shaqo ama guryahoooda, looguna keenayo si free ah

Wixii intaasi dheer kala xiriiir 0907-986198 ama 0906-790353 ama 856614

Mahadsanidiiiin

🕌 Jummca Mubarak 🕌📢 Ma Ogtahay Macmiil In Ad Golden Star Bossaso Qeybta Hilibka & Khudarta Aad Ka Helyso Hilib(Ari &Geel...
23/09/2021

🕌 Jummca Mubarak 🕌

📢 Ma Ogtahay Macmiil In Ad Golden Star Bossaso Qeybta Hilibka & Khudarta Aad Ka Helyso Hilib(Ari &Geel), Iyo Khudar Fresh Ah Oo Nadafadisu Ad Uu Saryso Marwalba.

Macmiil Waxa Anu kugu 🎊Bishaareynaynaa🎊, In Aad Hilib Iyo Khudarta Ad Ka Dalban Kartid Adigo Joga Gurigaga/ Xafadada.

Adigo Naga la So Xirirya

☎️090-6-790323, 090-6-790359, 090-5-151113 ,090-5-151112 )

KABO RAG SANDAL MAAS AH QIIMAHA $35 WAXAAD KA HELEYSAA DHAMAAN XARUUMAHA SHIRKADA GOLDEN STAR AMA WAC📞+252-090-6790363
22/07/2021

KABO RAG SANDAL MAAS AH
QIIMAHA $35
WAXAAD KA HELEYSAA DHAMAAN XARUUMAHA SHIRKADA GOLDEN STAR AMA WAC
📞+252-090-6790363

22/07/2021

THE BEST SHOPPING 🛒 CENTER

MACAAMISHA SHARAFTA LEH WAA DIYAAR DHARKII CIIDA KUSOO DHAWAADA GACMO FURAN
19/07/2021

MACAAMISHA SHARAFTA LEH WAA DIYAAR DHARKII CIIDA KUSOO DHAWAADA GACMO FURAN

Address

Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:30
Tuesday 06:00 - 21:30
Wednesday 06:00 - 21:30
Thursday 06:00 - 21:30
Friday 06:00 - 21:30
Saturday 06:00 - 21:30
Sunday 06:00 - 21:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golden Star Shopping Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Golden Star Shopping Center:

Share