DR Maxamed boss

DR Maxamed boss moha boss

26/10/2025
, “Muuska iyo lacagta hadii  aad hor dhigto daanyeerka, daanyeerka ayaa dooranaya muuska, sababtoo ah daayeerku ma oga i...
01/07/2024

, “Muuska iyo lacagta hadii aad hor dhigto daanyeerka, daanyeerka ayaa dooranaya muuska, sababtoo ah daayeerku ma oga in lacagtu ay muus badan ku iibsan karo.

Runtii hadii aad dadka u soo bandhigto SHAQO iyo GANACSI waxay dooranayaan inay SHAQEEYAAN waayo dadka badankiis ma oga in GANACSIGA uu ka heli karo lacag ka badan mushaarka.

Mid ka mid ah sababaha ay saboolka u yihiin saboolka waa sababtoo ah dadka saboolka ah oo aan loo tababarin inay aqoonsadaan fursadaha ganacsi.

Waqti badan ayey ku qaataan iskuulka, waxa ay iskuulka ka bartaanna waa in ay ku shaqeeyaan mushaar halkii ay naftooda u shaqeyn lahaayeen.

Faa'iidada ayaa ka fiican mushaharka sababtoo ah mushaharku wuu ku taageeri karaa, laakiin faa'iidada ayaa kaa dhigi karta hanti.

WAA MAXAY RA'YIGAAGA?

16/02/2024

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR Maxamed boss posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DR Maxamed boss:

Share