Qaran doon media

Qaran doon media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qaran doon media, Shopping & retail, Gaalkacyo.

Adan faarax Ibraahim oo horey u,ahaa Madxa wayne ku xigeen dowlad deegaanka soomali galbeedAyaa loo dhaariyay xilka Afha...
10/06/2020

Adan faarax Ibraahim oo horey u,ahaa Madxa wayne ku xigeen dowlad deegaanka soomali galbeed
Ayaa loo dhaariyay xilka Afhayeenka
Baarlamaanka Eithiopia.

09/06/2020

Deg Deg Madax waynihii Burundi oo hada geer yooday kadib markii
Wad nuhu istaagau

Xigasho Abdirizak Atosh.

03/06/2020

Dowlada Soomaalia ayaa shacisay in horaanta isbuuca soosocda dib loofuri doono hawlihii duulimaadyada dalka
SONNA.

Waxaa maanatay sirasmiya loo diiwaan galiyay Xisbiga Nabad iyo Nolol waxaana Gudoomiya kumeelkaara loogu magaacaby Rai,w...
01/06/2020

Waxaa maanatay sirasmiya loo diiwaan galiyay Xisbiga Nabad iyo Nolol waxaana Gudoomiya kumeelkaara loogu magaacaby Rai,wasaare kuxigeenka Dalka.

Ciidamada Kenya oo coronaha kabuufinayo xarunta madax tooyadaMagaalada Kismaanto.
31/05/2020

Ciidamada Kenya oo coronaha kabuufinayo xarunta madax tooyada
Magaalada Kismaanto.

Wadax waynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa gaaray magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug Madax wayna...
30/05/2020

Wadax waynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor ayaa gaaray magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug Madax waynaha iyo waf tigiisa ayaa siwyn loogo soodha weyay Garoonka ciyaaraha Cabdulaahi ciise
QoorQoor ayaa maalmahaan dhanka dhulkaa kumarayay qaar kamida deegaanada uu, ka,,arimiyo Maamulaka Galmudug.

Eriteriya ayaa Somalia u tabarayasaCiidama cusub kuwaasi oo lafilayo in dhawaan uu u soo dhamaado tababarkaasiCiidamada ...
30/05/2020

Eriteriya ayaa Somalia u tabarayasa
Ciidama cusub kuwaasi oo lafilayo in dhawaan uu u soo dhamaado tababarkaasi

Ciidamada soomaalida ah ee halkaas haatan lagu tababarayo waxaa kamid ah,
Dhalinyaro Hargeysa katagay oo loo
Sheegay inadalka Qatar la geenayo
Balse markiidanbe halkaasi looqaaday

Ciidamada cusub ayaa la sheegay
In ay yihiin Kuwa loodiyaarinayo
In ay AMISOM Kala wareegaan Magaalooyinka waawayn ee dalka

Soomaaliya ayaa waxaa ciidamo
Kale utababaray dalalka, Turkiga, Masar, Mareykanka iyo kuwokale.

Xigasho Qaalid foodhaadhi.

Diyaarad siday 132 qof oo soomaaliya unabadan  Haween iyo caruur Kuwaas oo siyaabo kaladuwan Kutagay wadanaka sucuudiaga...
30/05/2020

Diyaarad siday 132 qof oo soomaaliya unabadan Haween iyo caruur Kuwaas oo siyaabo kaladuwan Kutagay wadanaka sucuudiaga ayaa caawo dib ugu soolaabtay Magaalada Muqdisho.

Madaax waynaha Gamudug Axmed cabdi kaariye (Qoor Qoor) Ayaa galabtay soogaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Gal...
27/05/2020

Madaax waynaha Gamudug Axmed cabdi kaariye (Qoor Qoor)
Ayaa galabtay soogaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug madax waynaha iyo waftigiisa ayaa siheersaraa loogu soo dhaweeyay xarunta madax tooyada ee cadaado.

.mugadisho Stadium.
27/05/2020

.mugadisho Stadium.

27/05/2020

war saxaafadeed maantay kazoo baxay maantay wasaarada waxbarashada soomaalia.

Bogga rasmiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Soomaaliya.

27/05/2020

wasiirka Amiga mamul Goboleedka Galmudug Axmed maclin Fiqi oo ay wehliyo sanater cabdi xasan cawle qaybdiid ayaa maantay sirasmiya ulawareegay koontaroolada Magaalada Gaalkacyo Qabta ay maamusho Galmudug Taasoo horey gacanta ugu hayeen maleesho beeleed lkn hada ay maamuli doonaan boolika Galmudug.

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran doon media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share