Ustaad Ibraahim

Ustaad Ibraahim Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ustaad Ibraahim, Shopping & retail, Gaalkacyo.

📚 Kusoo dhowaada dhammaantiin 🤍
Waxaan idinku soo dhaweynaynaa gacmo furan 🌿
✨ Waxaad baran kartaa:
📖 Tajwiidka iyo axkaamta akhriska Qur’aanka
🕌 Akhriska saxda ah ee Qur’aanka Kariimka
🔤 Makhaariijta xarfaha iyo sifaatkooda
🎙️ Hagaajinta codka iwm Ku soo dhawoow Markaz ka Barashada quraan ka kariim ka ee Al-IXSAAN, markazku Wuxuu kuu fududaynayaa inaa si fudud ku barati Qur'aan ka adiga jooga gur

igaaga ama koobahaaga shaqo, Barashada, Xifdinta qur'aan ka, Ka sixida Laaxinka, Hinkaada iyo waliba Tasxiixa qur'aan ka, Ku soo biir oo ka faa iidayso Mahadsanid.

20/06/2026

الدرس السادس من صفة البينية

16/06/2026

🌙 1-da Muxarram 1448 Hijri 📅 16 Juun 2026 Miilaadi
✨ Sanad Hijri cusub oo barakeysan!
Alle ha inagu gaarsiiyo sanadkan caafimaad, iimaan, cibaado suuban, barwaaqo iyo kheyr badan. Alle ha naga dhigo kuwa Qur’aanka barta, xifdiya, kuna camal fala.
كل عام وأنتم بخير، وتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. 🤲🌙
#1448هـ

16/06/2026

الدرس الخامس من صفة الرخاوة.وحروفها.والامثلة

15/06/2026

الدرس الرابع صفات الحروف العربية الشديد

14/06/2026

🌷 Casharka 3-aad ee Sifooyinka Xarfaha: Shiddada (الشدة) 🌷

13/06/2026

الدرس الثاني حروف الجهر
هل تستطيع ذكر وحرفٍ مهموسٍ؟ ✍️اكتب الإجابة التعليق
Darsiga 2: Xarfaha Jahr (الجهر

Su’aasha: Ma sheegi kartaa xaraf ka mid ah xarfaha muhmaas (مهموس)? ✍️

10/06/2026

📖 Casharka 1-aad ee Sifooyinka Xarfaha

✨ Hams (الهمس) iyo Jahr (الجهر)

🔹 Hams: Waa neefta oo socota marka xarafka la dhawaaqayo.
🔹 Jahr: Waa neefta oo istaagta ama yaraata marka xarafka la dhawaaqayo.

🌹 Haddii aad ka faa'iidaysatay casharkan:

👍 Like saar
🔄 Share garee
💬 Qor: Alxamdulillaah

Ha ilaawin inaad la wadaagto asxaabtaada si ay uga faa'iidaystaan. 🤍📖
📖 الدرس الأول من صفات الحروف
✨ الهمس والجهر
🔹 الهمس: جريان النفس عند النطق بالحرف.
🔹 الجهر: انحباس جريان النفس عند النطق بالحرف.
🌹 إذا استفدت من الدرس:
👍 Like
🔄 Share
💬 اكتب: الحمد لله
ولا تنسَ نشر العلم ليعمَّ الخير.

09/06/2026

📖 Ma taqaannaa meesha uu ka soo baxo codka الغُنَّة؟

🎥 Daawo muuqaalka marka h**e, kadibna:

✍️ Jawaabta ku qor comments-ka. 👇

🌹 La wadaag asxaabtaada si khayrku u faafo, adiguna ajarkiisa uga qayb qaado.

08/06/2026

👄 Baro Makhrajka Wawga, Ba'da iyo Miimka si fudud! 📖✨
🎯 Ma taqaannaa sida saxda ah ee looga dhawaaqo xuruuftan?
▶️ Daawo muuqaalka, faa'iidayso, lana wadaag asxaabtaada si khayrku u faafo. 🤍

07/06/2026

🦷✨ Ma taqaan waxa loo yaqaan الثنايا المشرفة?
إتقان مخارج الحروف يبدأ بمعرفة أعضاء النطق ودورها في التلاوة الصحيحة.

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907053897

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ustaad Ibraahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share