Ahmed

Ahmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed, Book shop, Dhahar.

Ku guulayso $500 dollar oo uu ganacsade Ahmed Tajir ugu talo galay in uu ku dhiirigeliyo dhalinyarrada xiisaysa kubadda ...
18/12/2022

Ku guulayso $500 dollar oo uu ganacsade Ahmed Tajir ugu talo galay in uu ku dhiirigeliyo dhalinyarrada xiisaysa kubadda cagta. ~ Saadaali kulanka koobka adduunka ee maanta Argentina vs France.

Fadlan buuxi shuruudahan;

• Sheeg natiijada ciyaarta
• La saaxiib shirkadda oo followgaree Ahmed Tajir
• Like saar bogga.
• Share garee Post-gan.

Sadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabmato.

Haddii dad badani ay si sax ah u sheegaan natiijada waxa lagu kala xulanayaa sidii ay ugu soo kala horeeyeen waqtiga.

Mr Taajir waa maalqabeen da' yar oo Soomaali ah kaas oo dalweynaha Itoobiya ka ganacsada si weyna u jecel dhiirgelinta iyo horumarka dhalinta labada dal.

Address

Dhahar

Telephone

+252907841627

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category