Mohamed hashi

Mohamed hashi Maxamed xaashi xasan

08/03/2026

asxabta banka falada igu caaawiya asaxabta

07/03/2026
26/01/2026

Xubno kamid ah kooxaha Nabadiidka ee Jubbaland lagu qabtay ayay ciidamadu waydeen anagu yaan nahay. Waxay dhaheen: "Liyuu Boolis", markale ayaa la waydiyay, Ciidankii Liyuugad tihiin ayay dhaheen.
Wuxuu midi sheegay in Ciidanka Deeganka looga sii digay oo la dhahay waxay haystaan tababar sare- Itoobiya ayaa tababartay ee taxadara ayaa lanagu dhahay ayuu yidhi.

Soomaliya AS ayaa cabsi ku ridday. Iyaguna waxay cabsi iyo sas ka qaaden ciidanka DDS- waana gartood oo laba jeer oo ay Deeganka isku soo qaaden labadiiba sixunbaa loo jabiyay. Heer ree Afdheerku Biyaha ku dhaansadaan.

Waa la kala adag yahay.👊👊

Address

010634222571
Ceel Afweyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed hashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share