Mss heego collection

Mss heego collection Kusoo dhawaada alab qurux iyo qiimo jabanaa ooku cajabin doona

kusoo dhawaada gacmo furan alaabo tayo leg qiimo idin raaligalinyaa sadadkii udanbeeyay cabaayado kabayow xijaabo creemo iyo walibaa dhaman alabooyin Qurux iyo tayaba leh kusoo dalbo online meelkastad joogto kuna hel dagdagsiimo iyo amaano ufan h**e usoo gaadha oo kusoo hirtaa bage kayagaa eng Xamda online shopping ooku heelan habeen iyo dharar raali galin tiina

Qiima waa 3.5$ waxadka heli kartaan whatsapka 0634182762
15/01/2026

Qiima waa 3.5$ waxadka heli kartaan whatsapka 0634182762

15/01/2026

Qiima cabaayada $25 waxad igalso xidhiidh whatsapka 0634182762 #

10/01/2026
Guri ku joogyadii wiilasha yaryar Isku joogii waa. 5$ KaliyaaQofkii ubaahan wuxuu igalso xidhiidh karaa whatsapka 063418...
10/01/2026

Guri ku joogyadii wiilasha yaryar
Isku joogii waa. 5$
Kaliyaa
Qofkii ubaahan wuxuu igalso xidhiidh karaa whatsapka 0634182762

Waa diyaar kuwanaa
11/12/2025

Waa diyaar kuwanaa

Dharkii hurdada iyo jimicsigaa waan idiinso celinay hablaa game ka galaa way anfacayaan iyaganaa Fadlan igalaso xidhiidh...
11/12/2025

Dharkii hurdada iyo jimicsigaa waan idiinso celinay hablaa game ka galaa way anfacayaan iyaganaa
Fadlan igalaso xidhiidh whatsapka 0634182762

11/12/2025

Waa diyaar

12/11/2025

Saliidan waa saliid ka faaiido badan saliido badan oo qaaliyaa
Waxay saartaa timaa
Waxay joojisaa daadashada
Waxay Soo celisaa timaa fogaaday
Waxay xoojisaa awooda timaa
Waxay madoobaysaa timaa
Waxay qoysaa
Timaa
Waxay xoojisaa caafimadka timaa
Iyo daryeelka madaxaa
Qiima heedu waa 4$ kaliyaa
Fadlan hadad ubaahan tahay igalso xidhiidh whatsapka 0634182762

12/11/2025

Saliidan hadii aadan ogayn faaiidadeeda waxbaa ma ogid
Qaalinaa maaha faaiido badan oo saliido qaali lagaa siiyay aadan ka helaynaa waadka helaysaa

Hablahaa macmiishayda ahow Saliidan ma qofaan isticmaalin baa idi ku jirtaa aan ogayn faaiidadeeda
12/11/2025

Hablahaa macmiishayda ahow
Saliidan ma qofaan isticmaalin baa idi ku jirtaa aan ogayn faaiidadeeda

Saliidi kobcisadaa Wajigaa cagaa iyo gacmaa Waa saliid qaboobaa loogu talo galayWaxay bi isaa jajabkaa waxay qoysaa maqa...
11/11/2025

Saliidi kobcisadaa
Wajigaa cagaa iyo gacmaa
Waa saliid qaboobaa loogu talo galay
Waxay bi isaa jajabkaa waxay qoysaa maqaarkaa
Waxaanay nuurisaa jidhkaa
Qiima heeduna waa 3$ kaliyaa
Jumlad iyo tafaariiqba waa diyaar
Fadlan hadad ubaahan tahay
Igalso xidhiidh whatsapka 0634182762

Address

Afgooye
Burco
R5646

Telephone

+252634182762

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mss heego collection posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mss heego collection:

Share