Qoraa abdirishiid

Qoraa abdirishiid Adoon alle

Khatar walba ay yihiin hadaAlle ayaa xukuma waxna kumaYeeli karo wax walboo khatara
20/09/2022

Khatar walba ay yihiin hada
Alle ayaa xukuma waxna kuma
Yeeli karo wax walboo khatara

Mogtahay in alle mooyee cidkale waxba kuyeeli Karin
Marwalba alle tala saaro
Allana Ku kalsoonow

20/09/2022

Wax walba koonkan yaalla alle
Subxaanhu watacla ayaa maamula
Adna waxa lagaa doonayaa inaad
Rabigaa adoon u ahaato

Mogtahay in alle mooyee cidkale waxba kuyeeli Karin Marwalba alle tala saaro Allana Ku kalsoonow
06/11/2018

Mogtahay in alle mooyee cidkale waxba kuyeeli Karin
Marwalba alle tala saaro
Allana Ku kalsoonow

miyiga ilaa madaxtooyada Waa buug uu qoray siyaasiXirsi cali xaji Xasan oo kawarmayaGeedigii noloshiisa iyo heerka uumaa...
23/10/2018

miyiga ilaa madaxtooyada
Waa buug uu qoray siyaasi
Xirsi cali xaji Xasan oo kawarmaya
Geedigii noloshiisa iyo heerka uumaanta
Taaganyhy

14 OCT 2017MALIN qulubta shacabkaSoomliyeed si  wayn utaabatayAlle intii kudhimatay ha unaxariistoIntii waxyeeldu kasoo ...
14/10/2018

14 OCT 2017
MALIN qulubta shacabka
Soomliyeed si wayn utaabatay
Alle intii kudhimatay ha unaxariisto
Intii waxyeeldu kasoo gadhayna alle
Ha fududeeyo amiin amiin yaa rabi

08/10/2018

Bismilaahi raxmaan rixiim waaan idin salamy
Dhamaan dadka sharafta leh ee kuxidhan
Pagegaygan waxan jeclahay inaan idin ogaysiino
Inaan idiin soo wado barnaamijyo wax Ku oola oo ay kow kayihiin npbarnamjyo tarikheed iyo kuwa cafimaad izha Allah waan idiin soo bilaabayaa ee lasocd wangsan !!;;;;;

matahy dawade lasocdo Kubada cagta Kuna xidhanmatahay dawde lasocdy koobkaAduunka ee kasocda Russia Hadii jawabtu tahay ...
15/07/2018

matahy dawade lasocdo
Kubada cagta Kuna xidhan
matahay dawde lasocdy koobka
Aduunka ee kasocda Russia
Hadii jawabtu tahay haaaaa
Yaad umalayn inuu kugulasandoona
Labada wadan ee iskusoo hadhay
Koobkan fakir Ahaan yaad umalayn

11/07/2018

Asc dhamaantiin

11/07/2018

Asc warhma wll adbaan idiinsalamay salankabacdi kani
Waa page gayga cusub isha allah waxad kahelidoontaa
Barnamijiyo wax ku oola isha Allah hadii alle ogolaado
Balanteenu waa lasocod isha alla

Address

Burco
0634272174

Telephone

0634272174

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoraa abdirishiid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share